MANHAJKA AAN QAADAY XAGA QORAALADEYDA KALA GADISAN
1- Waxaan aad u ilaaliyaa INAAN ISKA HUBIYO tafsiirka aayadaha qur,aanka iyo axaadiista nabigeena salallaahu caleyhi wasalam.
2- Waxaan ku dadaalay inaan adeegsado luuqad soomaali weyn oo dhan wada fahmi karaan.
3-Waxaan ku dadaalay inaanan waqti badan siinin shey horey looga hadlay ama dadku wada fahansan yihiin .
4- Waxaan ku dadaalay inaana ka bixin baahida umadda
waxaan jeclahay iney umaddu toosto oo booskeedii ku laabaato
5-Waxaan udaayaa sidiisii ereyga af-carabiga ah ee soomaalidu afkeeda ku taqaan si dadku af-carabiga mar kasta calaaqo ula yeeshaan .

Soomaalidu dad xun ma,aha ee iyagaa isu daran
waxaan aad ugu dadaalaa inaan saxo wixii inlasaxo ubaahan iyo inaan waxkaqoro wixii khalad ah oo dadku uheystaan iney sax tahay , gaar ahaan wixii dhaawacaya caqiidada qofka muslimka ah .
C/QAADIR AKHII 1423H

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1733858
Today
Yesterday
All days
1002
2029
1733858
2026-05-22 09:49

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a1025e1a89e113043643831779443169
title_6a1025e1a8a318539325951779443169
title_6a1025e1a8a6d1357532341779443169
title_6a1025e1a8ab997170561779443169
title_6a1025e1a8b032372745331779443169
title_6a1025e1a8b4e1845988221779443169

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a1025e1bc20018885860511779443169
title_6a1025e1bc2518949264141779443169
title_6a1025e1bc29d7374802351779443169
title_6a1025e1bc2e86495112711779443169

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com