المكتب التعاوني للدعوة والإرشاد وتوعية الجاليات في شرق جدة


MA RABTAA JANO ?

دعوة إلى الجنة


إعداد : عيد العنزي
ترجمه / عبد القادر شيخ محمد أخي


Marabtaa inaad Alle u dhawaatid?
Nabi mux,ed S.C.W. wuxuu yiri:
( أقرب ما يكون العبد من ربه وهو ساجد فأكثروا الدعاء ) رواه مسلم.
OO macnihiisu yahay :( Adoonku wuxuu rabigiisa ugu dhow yahay markuu sujuudsan yahay ee aad u badiya ducadda )
Ma rabtaa inaad hesho ajirka xajkoo kale? Nabi mux,ed S.C.W. wuxuu yiri:
العمرة في لرمضان تعدل حجة أو حجة معي)متفق عليه)
OO macnihiisu yahay :(Cumradda bisha ramadaan waxey u dhigantaa xaj ama xaj lala xajiyo nabiga S.C.W.)
Marabtaa guri janadda ku dhex yaala?
Nabi mux,ed S.C.W. wuxuu yiri :
من بنى مسجدا لله بنى الله له في الجنة مثله )رواه مسلم)
OO macnihiisu yahay :(Qofkii Alle dartiis masjid u dhisa , rabi ayaa janadda guri uga dhisa )
Ma rabtaa in rabi raali kaa noqdo ?
Nabi mux,ed S.C.W. wuxuu yiri :
إن الله ليرضى عن العبد يأكل الأكلة فيحمده عليها ويشرب الشربة فيحمده عليها)رواه مسلم. )
OO macnihiisu yahay :(Alle wuxuu raali ka noqdaa qofku murkuu wax cunayo ama wax cabayo iunuu rabi ku shukriya)
Marabtaa in ducadaada la aqbalo?
Nabi mux,ed S.C.W. wuxuu yiri:
يرد بين الآذان والإقامة ) رواه أبو داود ) الدعاء لا

OO macnihiisu yahay :(Ducada la duceysto aadaanka iyo iqaamada dhexdooda waa la aqbalaa )
Ma rabtaa in laguu qoro ajirka qof sooman sanadkoo dhan?
Nabi mux,ed S.C.W. wuxuu yiri:
صوم ثلاثة الأيام من كل شهر صوم الدهر كله ) )
متفق عليه.
OO macnihiisu yahay :( Bil kasta qofkii ka sooma sadex maalmood wuxuu la mid yahay qof soomay sanadkoo dhan)
Ma rabtaa xasanaad sida buurahoo kale ah-faro badan-? Nabi mux,ed S.C.W. wuxuu yiri:
(من شهد الجنازة حتى يصلى عليها فله قيراط ومن شهد حتى تدفن فله قيراطان ،قيل وما القيراطان قال ، مثل الجبلين العظيمين ) متفق عليه .
OO macnihiisu yahay :(Qofkii jinaaso xaadira ilaa lagaga tukado wuxuu lee yahay (Qiiraad ) ajir weyn , qofkii la jooga ilaa laga xabaalo meydka wuxuu helayaa labo qiiraadh –Qiiraadhku waa sida labo buuroodoo waa weyn –xaga ajirka.)
Ma rabtaa inaad Nabi Muxamed S.C.W. rafiiq u noqotid janadda ? Nabi mux,ed S.C.W. wuxuu yiri:
(أنا وكافل اليتيم في الجنة هكذا و أشار بالسبابة والوسطى ) رواه البخارى
OO macnihiisu yahay :(Aniga iyo qofka daryeela Agoonta waxaan janada ku nahay sida labada faroodoo kale,) markaasuu tilmaamay farta dhexe iyo far murugsatadda)
Ma rabtaa inaad heshid ajirka ninka jihaadaya ,ama ajirka qofka sooman maalinkii oo dhan habeenkii oo dhana u taagan salaadda?
Nabi mux,ed S.C.W. wuxuu yiri:
(الساعي على الأرملة والمسكين كالمجاهد في سبيل الله ) وأحسبه قال : (وكالقائم لا يفتر وكالصائم لا يفطر )
متفق عليه ..
OO macnihiisu yahay :( Qofka u socda armaladda iyo masaakiinta wuxuu la mid yahay mujaahidiinta illaahay dartiis u dagaalamaysa, wuxuu kaloo yiri: wuxuu la mid yahay sidii qof sooman oon afurin ama qof habeenkii oo dhan tukanaya oon daaleynin )
Ma rabtaa inuu Nabi Muxamed S.C.W. kuu damaano qaado janadda?
Nabi mux,ed S.C.W. wuxuu yiri:
(من يضمن لي ما بين لحيتيه وما بين رجليه أضمن له الجنة ) متفق عليه
OO macnihiisu yahay :(Qofkii ii damaano qaada inuu xumaanta ka ilaalinayo carabkiisa iyo farjigiisa waxaan udamaano qaadayaa janadda )
Ma rabtaa inuu camalkaadu go,in markaad dhimato ka dib?
Nabi mux,ed S.C.W. wuxuu yiri:
إذا مات الإنسان انقطع عمله إلا من ثلاث : صدقة جارية أو علم ينتفع به أو ولد صالح يدعو له ) رواه مسلم .)
OO macnihiisu yahay :( Markuu qofku dhinto camalkiisu wuu istaagaa, sadex arimood ma,ahane , Sadaqo ma guurto ah , Cilmi laga faa,ideystay, Ilmo wanaagsan oo waalidkii uduceeya)
Ma rabtaa keyd -Kansi- keydadka janadda ka mida ? Nabi mux,ed S.C.W. wuxuu yiri waa :
لا حول ولا قوة إلا بالله ) متفق عليه .)
OO macnihiisu yahay :( Xeelad iyo awood aan midda Alle aheyn ma jirto)
Ma rabtaa inaad hesho ajirka Qiyaamu-leylka oo kale ? Nabi mux,ed S.C.W. wuxuu yiri:
من صلى العشاء في جماعة فكأنما قام نصف الليل ، ومن صلى الصبح في جماعة فكأنما صلى الليل كله ) مسلم .)
OO macnihiisu yahay :( Qofkii salaadda cishaha jamaaco ku tukada wuxuu la mid yahay sidii qof tukadey ilaa habeen barkii, Qofkii salaada subax jamaacadda ku tukadana wuxuu la mid yahay sidii qof tukadey habeenkoo dhan).. Ma rabtaa inaad ku aqriso Qur,aanka sadex daloolkiisa mid-10 jus- hal daqiiqada?
Nabi mux,ed S.C.W. wuxuu yiri :
رواه مسلم ( (قل هو الله أحد، تعدل ثلث القرآن
OO macnihiisu yahay :( Suuradda Qul-huwa Llaahu Axad oo la aqriyo waxey udhigantaa Qur,aanka sadex dalool mid
Ma rabtaa inuu miisaanka xasanaadkaadu cuslaado ?
Nabi mux,ed S.C.W. wuxuu yiri:
(كلمتان حبيبتان إلى الرحمن خفيفتان على اللسان ثقيلتان في الميزان ، سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ) البخاري.
OO macnihiisu yahay :( Subxaana- llaahi wa bi xamdihi subxaana –llaahi Al-cadiim waa Labo eray oo Rabi jecel yahay , carabkana ku fudud , miisaankana ku culus )
Ma rabtaa in laguu waasiciyo risqiga, cumrigaaduna dheeraado?
Nabi mux,ed S.C.W. wuxuu yiri :
(من سره أن يبسط له في رزقه أو ينسأ له في أثره
البخاري( فليصل في رحمه
OO macnihiisu yahay :( Qofkii jecel in risqigiisa loo waasiciyo , cumrigiisuna dheeraado , ha xiriiriyo qaraabadiisa)
Ma rabtaa in Rabi jeclaado la kulankaada?
Nabi mux,ed S.C.W. wuxuu yiri:
من أحب لقاء الله أحب الله لقاءه ) رواه البخاري.. )
OO macnihiisu yahay :(Qofkii jeclaada la kulanka Rabi , Alle ayaa jeclaada la kulankiisa)
Ma rabtaa in Rabi ku xifdiyo?
Nabi mux,ed S.C.W. wuxuu yiri:
رواه مسلم..(من صلى الصبح فهو ذمة الله)
OO macnihiisu yahay :(Qofkii salaada subax ilaaliya wuxuu ku sugan yahay xifdinta illaahay)
Ma rabtaa in laguu dhaafo dunuubtaada xataa hadey badan tahay ?
Nabi mux,ed S.C.W. wuxuu yiri:( من قال
(سبحان الله وبحمده في يوم مئة مرة حطت خطاياه وإن كانت مثل زبد البحر ) متفق عليه.
OO macnihiisu yahay :(Qofkii dhaha Subxaana –Llaahi wa bixamdihi maalintii boqol jeer, waxaa laga hoobiyaa dunuubtiisa xataa hadey dhan tahay xunbadda badda)
Ma rabtaa in adiga iyo naarta la idin kala fogeeyo in la eg todobaatan sano in loo socdo? Nabi mux,ed S.C.W. wuxuu yiri:
من صام يوما في سبيل الله بعد الله وجهه عن النار سبعين خريفا ) رواه البخاري..)
OO macnihiisu yahay :(Qofkii u sooma maalin alle dartiis , Rabi wuxuu ka fogeeyaa wajigiisa naarta in la,eg todobaatan sano)
Ma rabtaa in Rabi kugu saliyo –amaano- ? Nabi mux,ed S.C.W. wuxuu yiri:
(من صلى علي صلاة صلى الله عليه بها عشرا ) مسلم
OO macnihiisu yahay :( Qofkii igu saliya hal mara Rabi ayaa toban jeer ku saliya) .. Ma rabtaa in darajadaada Rabi kor u qaado?
Nabi mux,ed S.C.W. wuxuu yiri:
وما تواضع أحد لله إلا رفعه الله عز وجل ) مسلم.
OO macnihiisu yahay :(Ma jiro Qof illaahay dartiis isu liiday ilaa Rabi ayaa sarre u qaada )



إعداد / عبد القادر شيخ محمد أخي
This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

logo 2


Facebook LikeBox

Rss 1

Abdelqader1

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

684738
Today
Yesterday
All days
1125
1445
684738
2024-09-16 19:54

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_66e88cedb519621332805211726516461
title_66e88cedb52a68262673071726516461
title_66e88cedb53a020119692551726516461
title_66e88cedb54985385644791726516461
title_66e88cedb558b11784566241726516461
title_66e88cedb568a16539095771726516461

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_66e88cedb65f515203949161726516461
title_66e88cedb66f0924093591726516461
title_66e88cedb67e020044455241726516461
title_66e88cedb68ca7207448701726516461

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com