IS XISAABI
INTA AAN LAGU XISAABIN
حاسبوا أنفسكم قبل أن تحاسبوا
إعداد / عبد القادر شيخ محمد أخي
This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.
• Shanta Salaadood si fiican ma u tukataa?
• Ma soontaa bisha barakaysanee ramadaan?
• Ma la baxdaa sadaqo, sekadase ma bixisaa?
• Ma xajiday haddaad xoolo leedahay?
• Farriinta Alle ma akhrisatay - Al Quraan?
• Mase fahantay faham saxiixa?
• Ma raacday rasuulkeenii calayhi salaam?
• Bidcada ma iska ilaalisaa maalin kasta?
• Alle xagiisa dadka ma ugu yeertaa?
• Ma ku dadaashaa kheyrka oo maku sabirtaa?
• Ma ka carartaa sharka adigoo sabir kaalmeysanaaya?
• Ma fartaa dadka samaynta waxyaabaha san?
• Ma ka reebtaa dadka falalka foosha xun?
• Ma badisaa xasuusta maalinta aakhiro?
• Ma u diyaar garoowday la kulanka Alle?
• Ma damcaysaa janatu Alfirdawsa al'aclaa?
• Ma ka baqaysaa gelista naarta jaxiima?
• Ma ku dadaashaa digriga iyo xuska Alle?
• Ma ku salidaa nebiga calayhi salaam?
• Quudkaaga xaaraanta maka ilaalisaa?
• Labiskaadu dhar islaam ma yahay?
• Deriskaaga xuquuqdooda ma ilaalisaa?
• Masaakiinta ma siisaa xaqooda ?
• Ma ka fekertaa nolosha ehladaada & muslimiinta?
• Ma ka mid tahay xisbiga Alle?
• Ma iska ilaalisaa xisbiga shaydaanka?
• Ma ka war haysaa Muslimiinta xaalkooda?
• Ma u ducaysaa walaalahaaga kaa maqan?
• Ma ku bixisaa dhaqaalahaaga dacwada?
• Ma ka toobad keentaa dunuubtaada?
• Ma ka ilaalisaa carrabkaaga hilibka dadka?
• Shaqadaada ama kasabkaagu xalaal mayahay?
• Aduunyadaada ma u qaadatay aakhiradaada?
• Caafimaadkaagana ma u qaadatay jiradaada?
• Akhii hadii ay jawaabtaadu tahay haa allaah ku xamdi habeen iyo maalin walba , hadii kalena isdaba qabo intey goori goor tahay , waqtigu waa qaali xayaataduna wey gaaban tahay, dhibaatooyinka aduunka ka socdana maalin walba wey sii siyaadayaan , Allaahu mustacaan wacaleyhi tiklaan waana allahayow ka yeel umadeena kuwii ku dhaqma diintooda ..
هذا وصلى الله وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

logo 2


Facebook LikeBox

Rss 1

Feed not found.

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1347154
Today
Yesterday
All days
424
1727
1347154
2025-11-20 06:46

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_691eb94d0f7861806014721763621197
title_691eb94d0f8689439840891763621197
title_691eb94d0f9368121476581763621197
title_691eb94d0fa0313205184761763621197
title_691eb94d0facf17939133991763621197
title_691eb94d0fb9a4447105911763621197

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_691eb94d1088d1508746881763621197
title_691eb94d1095b18355040131763621197
title_691eb94d10a269304536041763621197
title_691eb94d10af01987663681763621197

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com