USUULU TALAATA


Usuul


بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمًنِ الرَّحيم

:اعْلمْ رَحِمَكَ اللهُ أَنَّهُ يَجِبُ عَلَيْنَا تَعَلُّمُ أَرْبَع مَسَائِلَ

المسألة الأُولَى: الْعِلْمُ

وَهُوَ مَعْرِفَةُ اللهِ، وَمَعْرِفَةُ نَبِيِّهِ (صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وآله وَسَلَّمَ) وَمَعْرِفَةُ دِينِ الإِسْلامِ بالأَدِلَّةِ

المسألة الثَّانِيَة :الْعَمَلُ بِهِ

المسألة الثَّالِثَةُ :الدَّعْوَةُ إِلَيْهِ

المسألة الرَّابِعَةُ :الصَّبْرُ عَلَى الأَذَى فِيهِ

وَالدَّلِيلُ قَوْلُهُ تَعَالَى

بِسْمِ اللَّـهِ الرَّ‌حْمَـٰنِ الرَّ‌حِيمِ

{وَالْعَصْرِ‌ إِنَّ الْإِنسَانَ لَفِي خُسْرٍ‌ إِلَّا الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ وَتَوَاصَوْا بِالْحَقِّ وَتَوَاصَوْا بِالصَّبْرِ‌}

قَالَ الشَّافِعيُّ (رَحِمَهُ اللهُ): لَوْ مَا أَنْزَلَ اللهُ حُجَّةً عَلَى خَلْقِهِ إِلا هَذِهِ السُّورَةَ لَكَفَتْهُمْ

وَقَالَ البُخَارِيُّ رَحِمَهُ اللهُ: بَابُ: العِلْمُ قَبْلَ القَوْلِ وَالْعَمَلِ

وَالدَّلِيلُ قَوْلُهُ تَعَالَى

{فَاعْلَمْ أَنَّهُ لَا إِلَـٰهَ إِلَّا اللَّـهُ وَاسْتَغْفِرْ‌ لِذَنبِكَ}

فَبَدَأَ بِالْعِلْمِ قَبْلَ القَوْلِ وَالعَمَلِ


 Waxaad ogaataa allaha kuu naxariistee waxaa inagu waajiba inaan barano afar mas,aladood 

Tan koowaad:Waa cilmiga.

Waana garashada  Allaah, iyo garashada  Nabigiisa scw, iyo garashada Diinta islaamka weliba si daliil wadato aan ku barano.

Tan labaad : In lagu camal falo cilmiga.

Tan sedexaad : In Dadka loogu yeero cilmiga.

Tan afaraad : in lagu sabro dhibaatada ku jirto arinkaasi.(Afar taasi arimood barashadooda iyo dhaqan gelintooda ayaa waajib nagu ah dhamaanteena) Daliilkuna waa qowlkii Allaah kor ahaayee : [Casirka ayaan ku dhaartay, Insaanka khasaaro ayuu ku dhex jiraa marka laga reebo , kuwa rumeeyay xaqa (Xaqa gartay oona rumeeyay),Camal Wanaagsanna sameeyay (xubnahooda Camal wanaagsan ku sameeyay)isuna dardaarmay Xaqa (isgaarsiiyay Xaqa),isuna dardaarmay samirka].

Suuratul casri.Wuxuu yiri Shaafici Allaah ha u naxariistee :  "hadii uusan  Allaah ku soo dajin lahayn Xujo khalqigiisa korkooda suuradaan mooyaanee way ku filnaan lahayd" Yacnii si dhameestiran oo guud ayay suuradaan u hadashay oo waxaa ku dhex sugan afarta arimood ee Badbaadada ay ku jirto qofkii u fiirsada),Wuxuuna yiri Bukhaari Allaahii sareeyay ha u naxariistee : Baabka Cilmiga wuu ka horeeyaa qowlka iyo camalkaba (wax lagu hadlo iyo wax la sameeyo Cilmiga ayaa ka horeeya).Daliilkuna waa qowlkii Allaah kor ahaayee : [Ogoow inuusan jirin Allaah xaq lagu caabudo Allaah mooyaanee, una dambi dhaaf waydii naftaada ] Suuratu Muxammed aayada :19aad ,

Allaah wuxuu ku bilaabay Cilmiga kahor Hadalka iyo Camalka.Ogoow Allaah kuu naxariisaye in ay waajib nagu tahay afar mas'aladood barashadooda (yacnii inaan barano):


SHARAX



logo 2


Facebook LikeBox

Rss 1

Feed not found.

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1179662
Today
Yesterday
All days
219
1751
1179662
2025-08-20 06:00

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_68a5647bb1cec13007077721755669627
title_68a5647bb1dd39609818801755669627
title_68a5647bb1ea416836894311755669627
title_68a5647bb1f7420433845521755669627
title_68a5647bb20452106440441755669627
title_68a5647bb214921401341401755669627

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_68a5647bb2e804623472041755669627
title_68a5647bb2f5720819246781755669627
title_68a5647bb302a20586162601755669627
title_68a5647bb310511869296921755669627

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com