246- { bismillaah, wallaahu akbar,
allaahumma minka wa laka, allaahumma
taqabbal minnii}.
 magaca Eebe ayaan ku gawracayaa,
ilaahaybaa weyn, allow (neefkani) adiga
xaggaa ayuu ka yimid adigaana leh,
allow iga aqbal   .
128- Waxa uu dhahayo siduu u celiyo
dhagarta macangaga shayaadiinta.

247- {acuudu bikalimaatillaahi taammaati
allatii laa yujaawizuhunna barrun walaa
faajirun min sharri maa khalaqa, wa baraa, wa dara-a, wa min sharri maa yanzilu
minassamaai, wa min sharri maa yacruju
fiihaa, wa min sharri maa dara-a fil ardi,
wa min sharri maa yakhruju minhaa, wa
min sharri fitanillayli wannahaari, wa
min sharri kulli daariqin illaa daariqan
yadruqu bikhayrin yaa raxmaanu}.
<> Waxaan u magan galayaa kalmadaha
ilaahay ee dhamayska tiran, kuwaasoo
uusan dhaafi Karin muslin iyo gaal toona,
ama taqi iyo caasi, waxa uu uumay
sharkiis, ee uu abuuray, iyo sharka wax
kastoo daga samada, iyo sharka waxa
fuula samada, iyo sharka waxa uu ku
abuuray dhulka, iyo sharka waxa ka soo
baxa dhulka, iyo sharka fitanta habeenkii
iyo dharaartii, iyo sharka wax kastoo
soo garaaca xiliga habeenkii, ku khayr
wado mooyee allihii naxariista guud
naxariisanayow  .
129- Dambidhaaf waydiisiga iyo towbada.

  248- { Wuxuu yiri rasuulku s.c.w: { wallaahi, anigu waxaan dambidhaaf waydiistaa ilaahay, waana u toobaadkeenaa
maalintii in kabadan, todobaatan mar}.

249- { Wuxuu yiri s.c.w: ( Dadow u
toobadkeena ilaahay, anigu waxaan u
toobadkeenaa ilaahay maalintiiba boqol
mar } .

250- { Wuxuu yiri s.c.w: {qofkii yiraahda:
(allaha wayn ayaan dambidhaaf waydiisanayaa, ilaah xaq lagu caabudaana
majiro isaga mooyee, waana Eebaha
nool, khalqigana maamula, waana u
toobadkeenayaa) ilaahay wuu u dambi
dhaafayaa, xitaa haddii uu kasoo cararay
dagaalka (furinta jihaadka)}.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1800692
Today
Yesterday
All days
1180
1257
1800692
2026-06-18 17:41

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a342db64dad19313182921781804470
title_6a342db64db219375959681781804470
title_6a342db64db6d5835368431781804470
title_6a342db64dbb89390265881781804470
title_6a342db64dc0316433798731781804470
title_6a342db64dc4e18501189861781804470

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a342db661b5517474441511781804470
title_6a342db661ba916908859601781804470
title_6a342db661bf919827012991781804470
title_6a342db661c462242856761781804470

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com