51- Ducada bukaanka haddii uu ka
quusto noloshiisa.

150- {allahumma iqfir lii war xamnii wa
al-xiqnii birrafiiqil aclaa}.
“allow ii dambi dhaaf, iina naxariiso, i
haleelsiina saaxiibka sare”. Oy kamid
yihiin anbiyadii saalixiintii shuhadadii iyo
runsheegayaashii.

151- { Wuxuu galin jiray nabigu s.c.w ga-
cantiisa biyaha markii uu geeriyoonayay,
markaasuu ku masasixi jiray wajigiisa
isagoo dhahaya: ( laa ilaaha illallaah,
mawtku wuxuu leeyahay sakaraad).

152- { Laa ilaaha illallaahu wallaahu
akbar, laa ilaaha illallaahu waxdahu, , laa
ilaaha illallaahu waxdahu, laa shariika
lahu, laa ilaaha illalaahu lahul-mulku
wa lahul xamu, laa ilaaha illaahu walaa
xawla walaa quwwata illaa billaah}.
< ilaah majiro xaq lagu caabudo ilaahay
mooyee, allaana weyn, ilaah majiro
xaq lagu caabudo ilaahay mooyee
kaligii , ilaah majiro xaq lagu caabudo
ilaahay mooyee kaligii, malaha shariig
(wadaage), ilaah majiro xaq lagu
caabudo ilaahay mooyee, waxaa u
sugan boqornimada, waxaana u sugan
mahadda, ilaah majiro xaq lagu caabudo
ilaahay mooyee, xeelad iyo awoodna
cidna uma sugna ilaahay mooyee>> .
52- U qabashada shahaadada qofka
sakaraadaya.

153- {qofka uu yahay waxa ugu dambeeya hadalkiisa laa ilaaha illallaahu,
jannada ayuu galayaa}.
53.Ducada qofka dhibaato qabsato.

ilayhi innaa wa lillaahi innaa- {154
raajicuun allahumma-ajurnii fii musiibatii
wakhlif lii khayran minhaa}

“ilaahay ayaan u sugnaanay(ilaahy
baa na leh) , anaguna xaggiisaan
u noqonaynaa, allow iga ajir sii
dhibaatadayda, iiguna badal wax ka
khayr badan”.
54. Ducada marka indhaha loo laabayo
maydka.

155- {allaahumma iqfir li fulaan (magaciisa ayuu sheegi) warfac darajatahu filmahdiyiin, wakhlufhu fii caqibihi
fillqaabiriin,waqfir lanaa walahu yaa
rabbal-caalamiin, wafsax lahu fii qabrihi
wa nawir lahu fiihi}
“allow u dambi dhaaf hebal (wuu
magacaabayaa) darajadiisana allow kor

u qaad kuwa lahanuuniyay dhexdooda,
allow ilaali cidhibtiisa dambe,kuwaharay
dhexdooda, noona dambi dhaaf anaga
iyo isagaba caalamiinta rabigoodow,
allow u waasici qabrigiisa, una nuuri”.
55. Ducada maydka marka lagu tukanayo.

156- {allaahumma iqfir lahu warxamhu,
wa caafihi wacfu canhu, wa akrim nuzulahu, wa wasic mudkhalahu, waqsilhu
bilmaa-i wa thalji wal-barad, wanaqqihi
minal-khadaayaa kamaa yunaqqathaw-
bal abyadi minaddanasi, wa abdilhu
daaran khayran min daarihi wa ahlan
khayran min ahlihi, wa zawjan khayran
min zawjihi wa adkhilhu al-jannata wa
acid-hu min cadaabil-qabri}
“allow u dambi dhaaf, una naxariiso,
caafina allow una caffi, wanaajina
meesha uu dagayo, una waasici meesha
uu galayo, kuna dhaq allow biyo, baraf
iyo qabow, kana nadiifi dambiyada sida
looga nadiifiyo marada cad wasakhda,
uguna badal allow daartiisa daar ka
khayr badan iyo ehel ehelkiisa ka khayr
badan iyo xaas xaaskiisa ka khayr
badan, galina janno, kana badbaadi
cadaabka qabriga” iyo cadaabka naarta.

157- {allaahumma aqfir lixayyinaa wa
mayyitinaa, wa shaahidinaa wa qaaibinaa, wa saqiirinaa wa kabiirinaa, wa
dakarinaa wa unthaanaa. Allaahumma
man axyaytahu minnaa fa axyihi calalislaami,wa man tawaffaytahu fa tawaffahu calal-iimaani, allaahumma laa taxrimnaa ajrahu walaa tudillanaa bacdahu}.
<>allow u dambi dhaaf keena nool iyo
keena dhintay, keena jooga iyo keena
maqan, keena yar iyo keena weyn,
keena lab iyo keena dhadig. Allow kaad
noolayso oo naga mid ah, ku noolee
islaamka, kaad oofsatana ku oofso
iimaanka, allow ha naseejin ajirkiisa,
hana na baadiyayn gadaashiisa>>.

158- { Allahumma inna fulaanabna fulaanin, fii dimmatika, wa xabli jiwaarika,
faqihi min fitnatil-qabri wa cadabinnaar,
wa anta ahlul-wafaai wal-xaqqi, faqfir
lahu warxamhu innaka antal-qafuururraxiim}
<> allow hebal hebal wuxuu ku jiraa
balankaaga (amaankaaga), iyo xariga
magantaada, ee ka ilaali fidnada qabriga
iyo cadaabka naarta, adigu allow
waxaad ehel u tahay ballan-oofinta,
iyo xaqqa, ee allow u dambi dhaaf oo u
naxariiso, adigu waxaad tahay dambi
dhaafe naxariis badan».

159- {Allamma cabduka, wabnu amatika
axtaaju ilaa raxmatika, wa anta qanniyun
can cadaabihi, in kaana muxsinan fazid
fii xasanaatihi, wa in kaana musii-an fa
tajaawaz canhu}.
< allow waa adoonkaagii, iyo inankii
adoontaada, wuxuu u baahanahay
naxariistaada, adiguna waad ka
maarantaa cadaabiddiisa, haddii uuu
yahay sama-fale u kordhi samihiisa,
haddii uu yahyna xumaan-fale, u cafi oo
u dhaaf >.
56- Ducada ilamaha saqiiray marka lagu
tukanayo.

160- { allahumma acidhu min cadaabilqabri} haddii uu dhaho: { allahumma
ijcalhu faradan wa dukhran liwaalidayhi,
wa shafiican mujaaban. Allahumma
thaqqil bihi miizaanahumaa, wa acdim
bihi ujuurahumaa, wa alxiqhu bisaalixil-mu,miniina, wajcalhu fii kafaalatil
ibraahiima, wa qihi biraxmatika cadabljaxiim, wa abdilhu daaran khayran min
daarihi, wa ahlan khayran min ahlihi,
allahummaqfir li aslaafinaa, wa afraadinaa, wa man sabaqanaa bil-iimaani} way
fiicantahay.
<>allow ka badbaadi cadaabka qabriga>>

<> allow uga yeel (saqiirkan) hormare
iyo kayd waalidkiis, kana dhig ergeeye
la ajiibo ergadiisa, allow ku cuslaysii
miisaankooda, kuna waynaysii ajirkooda,
haleelsiina mu-miniinta wanaagsan, kana
yeel kafaalada ibraahiim, kaga ilaalina
naxariistaada cadaabka jaxiimo, uguna
badal daar ka wanaagsan daartiisa, iyo
ehel ka khayr badan ehelkiisa, allow u
dambi dhaaf dadkanagii naga horeeyey,
iyo saqiiradanadii, iyo qof kastoo
iimaanka nooga horeeyey>> .

161- { allahumma ijcalhu lanaa faradan ,
wa salafan, wa ajraa}.
<> allow nooga yeel hormare(mid noo
saqiiray) oo naga hormara, iyo ajir>> .
57- Ducada tacsiyada.

162- {inna lillaahi maa akhada wa lahu
maa acdaa, wa kullu shay-in cindahu biajalin musammaa faltasbir wal taxtasib}.
Haddii uu dhaho:
{acdamallaahu ajraka wa axsana
cazaa-aka, wa qafara limayyitika}. Way
fiicantahay.
“ilaahaybaa leh waxa uu qaatay iyo waxa
uu bixiyey, wax kastana agtiisa waqti
magacaaban ayuu leeyahay, ee samir,oo
xisaabso (ajirka musiibadan)”.
“ilaahay ha weyneeyo ajirkaaga, hana
wanaajiyo samirkaaga, hana u dami
dhaafo qofkan kaa dhintay ”.

58- Ducada marka lagalinayo maydka
qabriga.

163- {bismillahi wa calaa sunnati rasuulillaahi}.
<>magaca alle ayaan ku galinaynaa, iyo
sunadii (jidkii) rasuulka ilaahay s.c.w <>.
59.Ducada marka la aaso maydka kadib.

164- {allahummaqfir lahu allahumma
thabithu}
“allow u dambi dhaaf, allow sug}.
60.Ducada booqashada xabaalaha
(qubuuraha).

165- {assalaamu calaykum ahladdiyaari
min mu-miniina wal muslimiina wa innaa inshaa allaahu bikum laaxiquun,wa
yarxamullaahu al-mustaqdimiina walmustakhiriin as-alullaha lanaa wa lakum
al-caafiyata}
“Salaan korkiina ha ahaato ehelka
daarahan dagganow oo ah muminiin
iyo muslimiinba, anagu haddii ilaahay
yiraahdo waan idinsoo haleelaynaa,
ilaahayna ha u naxariisto kuweena hore
iyo kuweena danbaba, ilaahay waxaan
inoo weydiinayaa anaga iyo idinkaba
in uu janno na siiyo naga caafiyo
cadaabkiisa”.
61.Ducada dabaysha.

logo 2


Facebook LikeBox

Rss 1

Abdelqader1

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

673541
Today
Yesterday
All days
29
841
673541
2024-09-08 00:51

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_66dcf50bb54e321004889031725756683
title_66dcf50bb55c97942629531725756683
title_66dcf50bb56937230473111725756683
title_66dcf50bb575a3293001711725756683
title_66dcf50bb581f3673664941725756683
title_66dcf50bb58ed20269508111725756683

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_66dcf50bb65a319050551701725756683
title_66dcf50bb667010637619091725756683
title_66dcf50bb673b10323612691725756683
title_66dcf50bb68038699522351725756683

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com