121- {allahumma innii acuudu bika minalhammi wal xuzni, walcajzi walkasali,
wal-bukhli wal-jubni wa dalciddayni wa
qalabatirrijaali}
“ allow waxaan kaa magan galayaa
walwal iyo walbahaar, caajisnimo iyo
culays, bakhaylnimo iyo fulaynimo, iyo
kulug lahaansho dayn iyo raynta raga”.
35- Ducada kurbada (dhibaatada).

122- {laa ilaaha illallaahu al-cadiimulxaliim, laa ilaaha illallaahu rabbul carshil
cadiim, laa ilaaha illallaahu rabbussamaawaati wa rabbul-ardi wa rabbulcarshil-kariim}
“ilaah xaq lagu caabudo majiro, ilaaha
weyn ee dulqaadka badan mooyee, ilaah
xaq lagu caabudo majiro, ilaaha carshiga
weyn leh mooyee, ilaah xaq lagu
caabudo majiro, ilaaha cirarka iyo dhulka
iyo carshiga wanaagsan rabigooda ah
mooyee”.

123- {allahumma raxmataka arjuu falaa
takilnii ilaa nafsii darfata caynin, wa aslix
lii sha>nii kullahu, laa ilaaha illaa anta}
<> allow naxariistaada ayaan rajaynayaa,
ee ha igu dayn naftayda il-biriqsi,
iina hagaaji arinkayga dhamaantiis,
ilaah majiro xaq lagu caabudo adiga
mooyee>>.

124- {laa ilaaha illaa anta subxaanaka
innii kuntu minddaalimiin}
“ilaah xaq lagu caabudo majiroadiga
mooyee, waxaanad ka hufantahay
xumaan, anigu waxaan kamid ahaa kuwa
daalimiinta(dambiilayaasha) ah (ee ii
dambi dhaaf)” .

125 – {allaahu,allaahu rabbii, laa ushriku
bihi shay-an}
<> ilaahay ayaa ah rabigay,lamana
wadaajinayo ilaahay waxna>>.
36- Ducada kulanka cadowga iyo qofka
awooda leh.

126- {allahumma innaa najcaluka fii
nuxuurihim wa nacuudu bika min shuruurihim}.
“allow waxaan kaa yeelnay
dhuuntooda(laa), waxaana kaa magan
galaynaa shararkoodo”.

127- { Allahumma anta cadudii, wa anta
nasiirii, bika axuulu, wa bika asuulu, wa
bika u qaatilu}.
<> allow adigu garabkaygaa tahay,
adiguna gargaarahayga ayaa tahay,
adigaan awood ku leeyahay, adigaana ku
diriraa, adigaana ku dagaalamaa».

128- {xasbunallaah wa nicmal wakiil}.
<> waxaa nagu filan ilaahay, cid talo loo
dhiibtana isagaa ugu fiican>>.
37.Ducada qofka kacabsada dulmiga(gar
darrada) suldaanka(madaxda).

129-{Allahumma rabbassamaawatissabca wa rabbal-carshilcadiim, kun lii jaaran,
calaa fulaan ibnu fulaan wa axzaabihi
min khalaaiqika an yafruda calayya axadun minhum aw yadqaa, cazza jaaruka
wa jalla thanaa-uka walaa ilaaha illaa
anta}
“allow rabigii todobada cir rabigooda
ahaayow, carshiga weyna rabigiisa
ahaayow, iiga noqo badbaadiye hebal
hebal iyo xulufadiisa oo kamid ah
uunkaaga, in qof kamid ihi iyaga igu xad
gudbo,ama igu qooqo (kibro), waxaa
weyn allow magan galintaada waxaana
weyn ammaantaada, ilaah xaq lagu
caabudaana majiro adiga mooyee”.

130- {allaahu akbar, allaahu acazzu
min khalqihi jamiican, allaahu acazzu
mimmaa akhaafu wa axdaru, wa acuudu
billaahi alladii laa ilaaha illaa huwa,
almumsiki assamaawaati assabci an
yaqacna calal ardi illaa bi idnihi, min
sharri cabdika fulaanin, wa junuudihi
wa atbaacihi wa ashyaacihi, minal jinni
wal insi, allaahumma kun lii jaaran min
sharrihim, jalla thanaauka wa cazza jaa-
ruka, wa tabaarakasmuka, walaa ilaaha
qayruka} . saddex mar
< allaa weyn, allaa ka adag uunkiisa
oo dhan, allaa ka adag waxa aan ka
baqayo een ka digtoonaanayo, waxaan
u magan galayaa ilaahayga uusan jirin
ilaah xaq lagu caabudo isaga mooyee,
allaha ka haya cirarka todobada ah
inay kusoo dhacaan dhulka inuu u idmo
mooyee, sharka adoonkaaga hebal
ah, iyo ciidankiisa, kuwa raacsan iyo
kooxihiisaba oo kamid ah jin iyo insiba,
allow iiga ahaw badbaadiye sharkooda,
waxaa weyn ammaantaada, waxaana
adag badbaadadaada,waxaana sareeya
magacaaga, mana jiro ilaah xaq lagu
caabudo oon adiga ahayn > .
38.Habaarida cadowga.

logo 2


Facebook LikeBox

Rss 1

Abdelqader1

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

720475
Today
Yesterday
All days
86
670
720475
2024-10-18 04:40

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6711e6cf22def14193101791729226447
title_6711e6cf22f531055244071729226447
title_6711e6cf230994174523331729226447
title_6711e6cf231f611049926201729226447
title_6711e6cf233389152633581729226447
title_6711e6cf234785164115801729226447

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6711e6cf24a8017060597241729226447
title_6711e6cf24bb515382539021729226447
title_6711e6cf24cfb16954473731729226447
title_6711e6cf24e2614254708761729226447

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com