94 - {subxaanallaahi wa bixamdihi, cadada khalqihi wa ridaa nafsihi, wa zinata
carshihi wa midaada kalimaatihi}
(Saddex jeer marka uu waagu u baryo).
“waxaa xumaan ka hufan oo mahad
leh ilaahay, inta aytahay tirada
uunkiisa, iyo raalinimada naftiisa, iyo
miisaanka(culayska) carshigiisa, iyo
anqaasta ama khadka erayadiisa”.

95 - {allaahumma innii as-aluka cilman
naafican, wa risqan dayiban, wa camalan
mutaqabbalan, }
“allow waxaan ku weydiisanayaa
cilmi wax anfaca, iyo irsiq wanaagsan
oo xalaal ah, iyo camal suuban oo la
aqbalo,” (waxaa la dhahaa subaxdii).

96 - {astaqfirullaaha wa atuubu ilayhi}
“ilaahay ayaan dambi dhaaf
weydiisanayaa ,una toobad keenayaa”
(boqol jeer maalinta dhexdeeda).

97 - {acuudu bi kalimaatillaahittaamaati,
min sharri maa khalaqa}(saddex mar
markii uu galabaysto)
“ waxaan uga magan galayaa
kalmadaha ilaahay ee dhamayska tiran
sharka waxa uu uumay”.

98 - {allahuma salli wa sallim calaa nabiyyinaa muxammadin} (toban jeer).
<> allow naxariis iyo nabadgalyo nabiganaga muxammad korkiisa yeel>>.
Waayo rasuulku s.c.w wuxuu sheegay qofkii ku salliya toban jeer markii
uu waagu u baryo, toban jeerna
ku salliya markii uu galabaysto in
shafaacadiisu(ergadiisu) gaarayso
qofkaas maalinta qiyaamo}.
28. Ducooyinka hurdada ُ
99- wuxuu kulminayaa labadiisa
baabacood, kadib wuu ku tufayaa isagoo
akhriyaya suuradahan. wuxuuna ku
masaxayaa jidhkiisa inta uu awoodo,
wuxuuna kaga bilaabayaa madaxiisa,
wajigiisa iyo wixii kusoo aada jidhkiisa. (
saddex jeer).
102 – {bismika rabbii wa dactu janbii, wa
bika arfacuhu, in amsakta nafsii farxam-
haa, wa in arsaltahaa faxfad-haa bimaa
taxfadu bihi cibaadakassaalixiina}.
< magacaaga ayaan rabigaygow ku
dhigay dhinacayga, adiga sababtaadana
ayaan ku soo dallacayaa dhinacayga,
haddii aad qabatid naftayda u naxariiso,
haddii aad daysana dhawr (xifdi) waxa
aad ku dhawrto adoomahaaga wanwanaagsan >.

103- { allaahumma innaka khalaqta nafsii
wa anta tawaffaahaa, laka mamaatuhaa
wa maxyaahaa, in axyeytahaa faxfadhaa, wa in amattahaa faqfil lahaa, allaahumma innii as-aluka alcaafiyata}.
< allow adigaa abuuray naftayda
adigaana oofsanaya, waxaa kuu sugan

geerideeda iyo nolasheeda, haddii aad
noolayso xifdi, haddii aad oofsatana
(disho) u dambi dhaaf, allow waxaan ku
waydiisanayaa caafimaadqab <> .

104- {allaahumma qinii cadaabaka
yawma tabcathu cibaadaka}.
< allow iga ilaali cadaabkaaga maalinta
aad soo saarayso adoomahaaga >.

105- {bismika allaahumma amuutu wa
axyaa}.
<> magacaaga ayaan allow ku
dhimanayaa kuna noolaanayaa>>.

ِ106 – {subxaanallaahi,(soddon iyo saddex jeer) walxamdu lillaahi, (soddon iyo
saddex jeer)wallaahu akbaru(soddon iyo afar jeer)}.
<> ilaahay ayaa ka hufan xumaan iyo
ceeba, mahadna waxaa iska leh ilaahay,
ilaahay baana weyn>>.

107- {allaahumma rabbassamaawaatissabci wa rabbal-ardi, wa rabba
alcarshi alcadiimi, rabbanaa wa rabba
kulli shayin faaliqal xabbi wannawaa, wa
munzila tawraati wal-injiili walfurqaani,
acuudu bika min sharri kulli shay-in anta
aakhidun bi naasiyatihi, allaahumma antal-awwalu falaysa qablaka shay-un, wa
antal aakhiru falaysa bacdaka shay-un,
wa anta thaahiru falaysa fawqaka shayun,wa antal baadinu falaysa duunaka
shay-un, iqdi cannaa addayna wa aqninaa minal faqri}.
< allow rabigii todobada cir rabbigooda
ahaayow, rabigii dhulkana ahaayow,
carshiga wayn rabigiisana ahaayow,
rabiganaga iyo rabiga waxkasta
ahaayow, kala faliiqaha iniinta iyo
laf-timireedkow, allihii soo dajiyay
tawraat iyo injiil iyo furqaanow,
waxaan kaa magan galayaa wax
walba sharkiis kaasood adigu haysid
foodiisa(hogaankiisa). Allow adigu
waxaad tahay ugu horeeye, mana jiro
wax kaa horeeya, waxaadna tahay

ugu dambeeye lagaamana dambeeyo,
adiguna waxaad tahay ugu sarreeye,
wax kaa koreeyaana majiro,adiguna
waxaad tahay qarsoone ka qarsoon
adoomihiisa,wax kaa sokeeyaana
majiro,allow naga gud daynka (qaanka)
nagana qaniyeel saboolnimada>>.

108- {Alxamudu lillaahi alladii adcamanaa wa saqaanaa, wa kafaanaa, wa
aawaanaa, fa kam mimman laa kaafiya
lahu wa laa mu>wiya}.
< mahad waxaa leh allihii na quudiyay
nana waraabiyay, nagana deeqay, nana
hoysiiyey, imisaa kamid ah kuwo aan
haysan wax kaafiya ama hoy sii > .

109 – {Allahumma caalimal qaybi washahaadati faadirassamaawaati wal ardi,
rabba kulli shay-in wa maliikahu, ashhadu an laa ilaaha illaa anta, acuudu bika
min sharri nafsii, wa min sharri shaydani
wa shirkihi, wa an aqtarifa calaa nafsii
suu-an aw ajurrahu ilaa muslimin)).
“allow allihii waxa maqan iyo waxa
joogaba(la arko) ogaayow, cirka iyo
dhulkana rabbigii abuurayow, rabbigii
shaykasta lahaayow, waxaan qirayaa in
uusan jirin ilaah xaq lagu caabudo adiga
mooyee, waxaan kaaga magan galayaa
sharka naftayda, iyo sharka shaydaanka
iyo shirkigiisa ama dabinkiisa, waxaan
kaloo kaa magan galayaa in aan
)111(
naftayda xumaan u soo jiido, ama qof
muslin ah u soo jiido xumaan”.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

788740
Today
Yesterday
All days
1356
779
788740
2024-12-21 15:31

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6766df3d8c3f312215625381734795069
title_6766df3d8c4ff15519945001734795069
title_6766df3d8c5fe2144456881734795069
title_6766df3d8c70b14253563661734795069
title_6766df3d8c808246177771734795069
title_6766df3d8c90717220156181734795069

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6766df3d8d88815480398391734795069
title_6766df3d8d98015404758861734795069
title_6766df3d8da816012037201734795069
title_6766df3d8db744995966381734795069

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com