ٍ 82 - {allahumma caafinii fii badanii allahumma caafinii fii samcii allahumma
caafinii fii basarii laa ilaaha illaa anta
allahumma innii acuudu bika minal kufri
wal faqri wa acuudu bika min cadaabin
fil-qabri laa ilaaha illaa anta} waxaa la
dhahaa seddex jeer.
< allow ii caafi jidhkayga, allow ii caafi
maqalkayga, allow ii caafi aragayga,
ilaah majiro adiga mooyee, allow
anigu waxaan kaa magan galayaa
gaalnimo, waxaana kaa magan galayaa
saboolnimo, waxaana kaa magan
galayaa cadaabka qabriga, ilaah majiro
xaq lagu caabudaa adiga mooyee .
83 - {xasbiyallaahu laa ilaaha illaa huwa
calayhi tawakaltu wa huwa rabbulcarshilcadiim} todoba jeer,
Qofka dhaha totoba jeer
ducadan,subaxdii iyo galabkii, ilaahay
ayaa ka kaafinaya wax kasta oo murugo
galiya aduun iyo aakharaba.
“waxaa igu filan ilaahay, ilaah majiro xaq
lagu caabudo isaga mooyee, isagaana
tala saartay, isaguna waa rabbiga
carshiga weyn}.
84 - {allaahumma innii as-alukalcafwa
walcaafiyata fiddunyaa wal-aakhirati,
allaahumma innii as-aluka alcafwa walcaafiyata fii diinii wa dunyaaya wa ahlii
wa maalii, allaahumma-stur cawraatii
wa aamin rawcaatii allaahummaxfadnii
min bayni yadayya wa min khalfii wa can
yamiinii wa can shimaalii wa min fawqii,
wa acuudu bicadamatika an uqtaala min
taxtii}
“allow waxaan ku weydiisanayaa
cafis, iyo caafimaadqab, aakhiro
iyo aduunba, allow waxaan ku
weydiisanayaa cafis iyo caafimaad
diintayda dhexdeeda iyo aduuyadayda
iyo ehelkayga iyo maalkaygaba, allow
astur cawrooyinkayga, cabsiyadaydana
iigu amaan, allow iga ilaali hortayda
iyo gadaashayda iyo midigtayda
iyo bidixdayda, iyo korkayga, allow
weynaantaada ayaan u magan galayaa
in hoostaydana la iga shirqoolo”.

85 - {allaahumma caalimal qaybi washs
hahaadati,faadirassamaawaati wal ardi

rabba kulli shay-in wa maliikah, ash-hadu
an laa ilaaha ilaa anta ,acuudu bika min
sharri nafsii, wa min sharri shaydaani wa
shirkihi, wa an aqtarifa calaa nafsii suuan
aw ajurrahu ilaa muslimin}.
“allow allihii waxa maqan iyo waxa
joogaba(la arko) ogaayow, cirka iyo
dhulkana rabbigii abuurayow, rabbigii
shaykasta lahaayow, waxaan qirayaa in
uusan jirin ilaah xaq lagu caabudo adiga
mooyee, waxaan kaaga magan galayaa
sharka naftayda, iyo sharka shaydaanka
iyo shirkigiisa ama dabinkiisa, waxaan
kaloo kaa magan galayaa in aan
naftayda xumaan u soo jiido, ama qof
muslin ah u soo jiido xumaan”.
86. {bissmilaahilladii laa yadurru maca
ismihi shay-un fil ardi walaa fissamaai,
wa huwassamiicul caliim}qofkii yiraahda saddex jeer subaxdii iyo galabkii
ducadan wax dhiba ma arkayo..
“magaca ilaahay ayaan ku billaabayaa,
magacaasoo uusan dhibin lajirkiisa wax
ku sugan dhulka iyo cirka, allena waa
maqal badane cilmi badane ah”.
{radiitu billaahi rabbaa wa bil islaami
diinaa wa bi muxammadin nabiyyan wa
rasuulaa}qofkii yiraahda saddex mar
subaxdii, saddex marna galabkii, waxaa
balan ah in ilaahay raali galiyo maalinta
qiyaamaha.
“waxaan raali uga ahay ilaahay
rabbinimo, islaamkana diinimo,
muxammadna s.c.w nabinimo”.

88 - {yaa xayyu yaa qayyuumu biraxmatika astaqiithu, aslix lii sha-nii kullahu, wa
laa takilnii ilaa nafsii darfata caynin}.
“allihii noolaayow, allihii qayyuumka
ahaayow(allihii qabanayay dhamaan
arimaha koonka), naxariistaada darteeda
ayaan gurmad ku dalbayaa,wanaaji
arinkayga dhamaantiis, hana igu dhawrin
naftayda ilbiriqsi”.
89 - {asbaxnaa wa asbaxal mulku lillaahi
rabbil caalamiina, allaahumma innii as-
aluka khayra haadal yawm, fatxahu, wa
nasrahu, wa barakatahu, wa nuurahu, wa
hudaahu wa acuudu bika min sharri maa
fiihi wa sharri maa bacdahu}
“waan waa bariisanay, boqornimaduna
wey waa bariisatay iyadoo u usugan
ilaahaygii caalamiinta rabigooda ahaa,
allow waxaan ku weydiisanayaa khayrka
maalintan,fatxigeeda( furashadeeda),
iyo gargaarkeeda, iyo nuurkeeda iyo
barakadeeda iyo hanuunkeeda, waxaana
kaa magan galayaa sharka ku sugan
dhexdeeda iyo sharka ka dambeeyaba”.
- {asbaxnaa calaa fidratil islaami, wa
calaa kalimatil ikhlaasi wa calaa diini

nabiyinaa muxamadin s.c.w wa calaa
millati abiinaa ibraahiima xaniifan musliman wa maa kaana minal-mushrikiin}.
“waxaan ku waa bariisanay
fidrada(diinta) islaamka, iyo kalmada
runta ah, iyo diinta nabigeena muxammad
s.c.w iyo diinta aabaheen ibraahiim ee
ahaa mid ka iishay diimaha(gaalada) oo
dhan, muslimna ahaa, kamana mid ahayn
mushrikiinta(gaalada)”.
91- {subxaanallaahi wa bixamdihi}
Qofkii dhaha boqol mar subaxdii iyo
galabkii, ma imaanayo nin ka fadli badan
maalinta qiyaamo, nin intiisa oo kale ama
ka badiyay mooyee.
“ilaahaybaa xumaan ka hufan, mahadna
leh”.
92 - {laa ilaaha illallaahu waxdahu laa
shariika lahu, lahul mulku wa lahul xamdu
wa huwa calaa kulli shay-in qadiir} (toban
mar) ama (hal mar) markaad daalantahay.
< ilaah majiro xaq lagu caabudo alle
mooyee kaligii, ma laha cid wax la
wadaagtaa, wuxuu leeyahay boqornimo,
wuxuuna leeyahay mahadda, wax
walbana wuu awoodaa .
93 - {laa ilaaha illallaahu waxdahu laa
shariika lahu, lahul mulku wa lahul xamdu
wa huwa calaa kulli shay-in qadiir} (boqol
jeer markuu waagu u baryo).
< ilaah majiro xaq lagu caabudo alle

mooyee kaligii, ma laha cid wax la
wadaagtaa, wuxuu leeyahay boqornimo,
wuxuuna leeyahay mahadda, wax
walbana wuu awoodaa .

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

788784
Today
Yesterday
All days
1400
779
788784
2024-12-21 15:46

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6766e2cfbd35220567422581734795983
title_6766e2cfbd43b19332219921734795983
title_6766e2cfbd50c6651280231734795983
title_6766e2cfbd5d93559527801734795983
title_6766e2cfbd6a72669508481734795983
title_6766e2cfbd777201804151734795983

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6766e2cfbe52e1870205361734795983
title_6766e2cfbe60917355345481734795983
title_6766e2cfbe6d820029640221734795983
title_6766e2cfbe77b3661976701734795983

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com