113- Waxa uu dhahayo muslimku haddii
uu amaanayo muslinka. (12)
114- Waxa uu dhahayo muslimku haddii
la amaano .
115-Sida uu u talbiyaysanayo qofka
muxrimka ah ee xirtay xaj ama cumro.
116- Allaahu-akbarta markuu yimaado
tiirka madow.
117- Ducada u dhaxaysa ruknil yamaaniga iyo xajar-aswadka.
118- Ducada joogsashada safa iyo
marwa.
119- Ducada maalinta carafo.
120- Ducada mashcaril xaraamka.
121- Allaahu akbar oo la dhaho marka la
tuurayo dhagaxa(jamaraat).
122- Ducada yaabka, iyo arinka farxada
leh.
123 –Waxa uu yeelayo qofka ay u timaado arin uu ku farxo.
124– Waxa uu dhahayo qofka ka dareema
xanuun jidhkiisa.
125- Ducada qofka ka cabsada inuu
ileeyo wax.
126- Waxa la dhaho marka la argagaxo.
127- Waxa uu dhahayo markuu qalayo
ama gawracayo.
128- Waxa uu dhahayo siduu u celiyo
dhagarta macangaga shayaadiinta.
129- Dambidhaaf waydiisiga iyo towbada.
130-.Fadliga tasbiixda &alxamdulilaahida
& allaahu akbarta& laa ilaaha illallaahda.
131-. Sidii nabigu s.c.w u tasbiixsanjiray.
132- Noocyada kheyrka & aadaabta
guud.
* Tusmo
*
Su’aal 12: Waxaad sheegtaan Aayada ugu yar
...Su’aal 12: Waxaad sheegtaan Aayada ugu yar
...Su’aal 12: Waxaad sheegtaan Aayada ugu yar
...Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix