52- U qabashada shahaadada qofka
sakaraadaya.
53.Ducada qofka dhibaato qabsato.
54. Ducada marka indhaha loo laabayo
maydka
55. Ducada maydka marka lagu tukanayo.
56- Ducada saqiirka marka lagu tukanayo.
57- Ducada tacsiyada.
58- Ducada marka lagalinayo maydka
qabriga
59.Ducada marka la aaso maydka kadib
60.Ducada booqashada xabaalaha
(qubuurta).
61.Ducada dabaysha
62. Ducada onkadka
63. Ducada roobdoonka
64- Ducada marka uu arko roobka
)8(
65-Ducada la dhaho roobka kadib.
66. Ducooyinka caafimaad dalabka
67.Ducada marka la arko bisha
68. Ducada afurka{marka la af-furayo}.
69.Ducada cuntada ka hor.
70- Ducada marka la dhameeyo cuntada.
71. Ducada martidu ku dhahayso ninka
soorya.
72- Ducada qofka waraabiya ama marka
uu damco arinkaas.
73- Ducada haddii uu ka afuro reer.
74- Ducada qofka sooman haddii cunto
lakeeno isagoo wali afurin.
75. Waxa uu dhahayo qofka soomani
marka lacaayo
76- Ducada marka la arko cudhka miraha.
77.Ducada hindhisada
78.Waxa lagu dhaho gaalku haddii uu
hindhiso oo uu yiraahdo alxamdu lillaah.
)9(
79. Ducada loogu duceeyo qofka guursada
80- Ducada ninka guursada iyo gadashada waxa la rarto.
81- Ducada inta aan loo galmoon
xaaska.
82. Ducada xanaaqa
83. Ducada qofkii arka ruux ibtilaysan.
84. Waxa lagu dhaho fadhiga.
85- Xaq gudka fadhiga
86.Ducada qofka kugu yiraahda ilaahay
hakuu dambi dhaafo.
87. Ducada qofka kuu sameeya
wanaag(macruuf).
88- Waxa ilaahay kaaga reebayo (fitnada) masiixi-dajaal.(dajaal cawar).
89- Ducada qofkii kugu dhaha ilaahay
dartiis ayaan kuu jeclahay.
90. Ducada qofka kuu bandhiga xoolihiisa
)10(
91.Ducada qofka daymiya marka loo
gudayo (daynka).
92-Ducda ka cabsiga shirkiga.
Ducda qofka ku yiraahda ilaahay haku
barakeeyo. 93-
94 – Ducada nicidda baasaysiga.
95- Ducda gaadiidka
97-Ducada galida tuulada ama magaalada.
98- Ducada galida Suuqa.
99- Ducada marka uu turaanturoodo gaadiidka aad fuushantahay.
100- Ducada musaafirku ugu duceeyo
kan dagan.
101- Ducada daganuhu ugu duceeyo
socotada (musaafirka).
102- weynayta alle, iyo nasahitaanka oo
la badiyo inta socodka safarka lagu gudo
jiro.
 

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

788784
Today
Yesterday
All days
1400
779
788784
2024-12-21 15:46

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6766e2cfbd35220567422581734795983
title_6766e2cfbd43b19332219921734795983
title_6766e2cfbd50c6651280231734795983
title_6766e2cfbd5d93559527801734795983
title_6766e2cfbd6a72669508481734795983
title_6766e2cfbd777201804151734795983

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6766e2cfbe52e1870205361734795983
title_6766e2cfbe60917355345481734795983
title_6766e2cfbe6d820029640221734795983
title_6766e2cfbe77b3661976701734795983

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com