SIDA LOO TAKBIIRSADO :

Sida loo takbiirsadona waa sidan: Allaahu Akbar Allaahu Akbar, laa ilaaha illal laah, Allaahu akbar Allaahu akbar, walillaahil xamdu.
Wuxuu sidoo kale oranayaa: Allaahu Akbar Kabiiraa, Walxamdulillaahi kathiiraa, wa subxaanallaahi bukratan wa asiilaa.
Waxaana sharci ah inay ragga kor ugu qaadaan codadkooda hab aanay ku dhibeyn dadka ama aan ku qalqal galineyn, dumarkana waxay hoos ugu dhigayaan cododkooda.

logo 2


Facebook Liibaanta

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

3231400
Today
Yesterday
All days
1796
4774
3231400
2026-09-24 16:32

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com