CIIDAHA MUSLIMIINTA 
Muslimiinta waxay leeyihiin labo ciidood sannadkii ay u dabaal degaan, mana bannaanaa in la sameeyo maalin maalmaha ka mid ah ay dadku ka dhigtaan ciid aan labadaasi ciidood ahayn waa: ciidda soon fur oo ah maalinta ugu horreysa bisha Shawwaal – Soonfur- iyo ciidul adxaa, waana maalinta tobnaad ee bisha Dul Xuijjah –Carrafo-.

logo 2


Facebook Liibaanta

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

3379472
Today
Yesterday
All days
5678
4531
3379472
2026-11-08 18:41

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com