CIIDDA XAGA ISLAAMKA 
Ciidda xagga Islaamka waa maalin la muujiyo farxadda dhammeystiriddda cibaadada u mahad naq Allaah Kor ahaaye darteed inuu nagu hanuuniyey oo na waafajiyey cibaadada, waxaana sharcigu dhigay in lagu geliyo farxad quluubta dadka oo dhan iyagoo la xiranayo dharka kuwo ugu qurxoon iyo in loo axsaan falo dadka baahan, oo lagu muujiyo dhammaan damaashaadyada bannaan in la sameeyo sida xaflado iyo dabaal degyo farxad gelisa quluubta dadka oo dhan oo xusuusisa nicmadda Ilaahay siiyey.

logo 2


Facebook Liibaanta

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

3231400
Today
Yesterday
All days
1796
4774
3231400
2026-09-24 16:32

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com