SAKADA

Allaah wuxuu faral yeelay sakada, oo ka dhigay tiirka seddexaad ee tiirarka Islaamka, wuxuuna ugu gooddiyey qofkii iska daaya bixinteeda ciqaab daran, oo wuxuu ku xiray walaaltinnimada lala leeyahay Muslimiinta toobad keenka iyo oogidda salaadda iyo bixinta sakada, sida uu Allaah Kor ahaaye yiri: (“Hadday se toobad keenaan oo oogaan salaadda oo bixiyaan Sakada waa walaalihiinna diinta”. (At-Towbah: 11) Nabigu Salallaahu caleyhi wasalam wuxuu yiri: “Islaamka waxaa aasaas looga dhigay shan (tiir)…. Iyo oogidda salaadda iyo bixinta sakada” (Al-Bukhaari 8, Muslim 16)

logo 2


Facebook Liibaanta

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

3231400
Today
Yesterday
All days
1796
4774
3231400
2026-09-24 16:32

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com