DIKRIGA IQAAMADA:
Waxa habboon in qofka Iqaamada maqlayaa uu yidhaahdo wuxuu leeyahay qofka salaadda aqiimayaa. Hase ahaatee, markuu yidhaahdo Qad Qaamatis-Salaah waxa habboon in la yidhaahdo Aqaamahal-Laahu wa Adaamahaa (Ilaahay ha toosiyo oo ha daa'imiyo). Asxaabta Nebiga Salallaahu caleyhi wasalam qaarkood waxay sheegeen in markuu Bilaal adimayo ee uu soo gaadho Qad Qaamatis-Salaah inuu Rasuulku Salallaahu caleyhi wasalam odhan jiray Aqaamahal-Laahu wa Adaamahaa. Markuu Mu'adinku yidhaahdo Xayya Calas-Salaah ama Xayya Calal Falaax wuxuu Rasuulku Salallaahu caleyhi wasalam odhan jiray Laa Xawla walaa Quwata Ilaa Billaah.

logo 2


Facebook Liibaanta

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

3231400
Today
Yesterday
All days
1796
4774
3231400
2026-09-24 16:32

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com