TATHWIIBTA :
Tathwiibtu waa Eedaanka Subaxdii in lagu daro Assalaatu khayrun minan-nawm. Sharciga Eedaanka Subaxdii wuxuu yahay inuu Mu'adinku markuu Xayya Calas-Salaah Xayya Calal falaax yidhaahdo uu ku xigsiiyo As-Salaatu Khayrun1 Minan-nawm laba goor. Abuu Maxduurah ayaa Rasuulka Alle Salallaahu caleyhi wasalam ka codsaday inuu Sunnaha Eedaanka baro. Wuxuu Rasuulku Salallaahu caleyhi wasalam baray una sheegay Eedaanka Subaxdii inuu raaciyo: “Assalaatu khayrun minan-nawm, Assalaatu khayrun minannawm. Allahu Akbar, Allaahu Akbar. Laa Ilaaha Illa-Laah.” (Axmad iyo Abuu Daa'uud ayaa soo weriyey). Arrintaasu Eedaanka Subaxdii oo keliya ayay u gaar tahay.

logo 2


Facebook Liibaanta

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

3231347
Today
Yesterday
All days
1743
4774
3231347
2026-09-24 15:41

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com