CUMRADDA 
Waa cibaado loo falo dar Ilaahay oo ka kooban xirasho (niyeysi), ku dawaafid Kacbada todoobo jeer, iyo socosho Safa iyo Marwo dhexdood, kaddib xiirasho ama gaabin timaha.
Xukunkeeda: Waa ku waajib dadka kara mar cumriga, waxaana fiican in ajar badsi darteed lagu celceliyo.
Waqtigeeda: Waxaa bannaan gudashadeeda sannadka oo dhan, laakiinse bisha Ramadaan waxay leedahay ajar labo laab ah, sida uu Nabigu Salallaahu caleyhi wasalam yiri: “Cumro la guto bisha Ramadaan waxay la ajar tahay xaj la jirkay” (Al-Bukhaari 1863)

logo 2


Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

3206703
Today
Yesterday
All days
183
3760
3206703
2026-09-16 01:46

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com