5. Bishaan waxaa la furaa dhammaan albaabada Jannada waxaana la xiraa kuwa Naarta, waxaa la Xabisaa Shayaadiinta.

تفتح فيه أبواب الجنة وتغلق أبواب النار

6. Qofka sooman malaa’ikta ayaa u ducayso una dambi dhaaf dalabto ilaa uu ka afurayo.

7. Waxaa ku jira Bishaan Habeenka Lay-latul-Qadarka ee ka kheyr badan Kun habeen.

{ لَيْلَةُ الْقَدْرِ خَيْرٌ مِنْ أَلْفِ شَهْرٍ } قال تعالى :

و عن النبى صلى الله عليه و سلم انه قال لما حضر رمضان (( قد جاءكم شهر مبارك افترض عليكم صيامة تفتح فية ابوب الجنة و تُغلق فية أبواب الجحيم و تُغل فية الشياطين , فية ليلة خير من ألف شهر , من حُرم خيرها فقد حُرم )) ::: رواة أحمد و النسائى و البيهقى

8. Albaabada Jannada waxaa kamid ah Albaab layiraahdo Rayyaan, wuxuuna u gaaryahay dadka sooma, marki ay galaana waa la xiraa cid kalena ma gasho.

9. Soonku wuxuu u shafeecayaa ruuxa sooma maalinta qiyaamaha.

10.waa Bsiha Sabarka iyo dulqaadka,maxaa yeelayn qofka soomani wuxuu u dulqaadanayaa dhibaatada soonka gaajada iyo harraadka, nafsadiisa ayuu ka xabisayaa dhammaan waxyaabihii ay jaclayd , abaal marinta samirkuna waa jannada.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1725087
Today
Yesterday
All days
1489
3451
1725087
2026-05-17 19:30

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a0a176adb1b01253991621779046250
title_6a0a176adb1ff13952754811779046250
title_6a0a176adb21c3791107771779046250
title_6a0a176adb26613954690461779046250
title_6a0a176adb2b06219326771779046250
title_6a0a176adb2fa9953944071779046250

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a0a176aee71717705416821779046250
title_6a0a176aee76516840190601779046250
title_6a0a176aee7b114051494911779046250
title_6a0a176aee7fc10127027871779046250

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com