Waxyaalaha ku xun salaadda aan ku habbooneyn 

Waa acmaasha naaqusisa ajarka salaadda oo tegsiisa khushuuceeda iyo haybaddeeda waana sidan soo socota: 

  1. Waa wax xun ah aan habbooneyn milicsiga adigoo ku jira salaadda, waayo Nabiga waxaa wax laga weydiiyey milicsiga salaadda gudaheeda, markaasuu wuxuu yiri: “Waa xatooyo uu ka xado shaydaanka salaadda addoonka” (Al-Bukhaari 718) 
  2. Waa wax xun aan habbooneyn ku cayaaridda gacanta iyo wejiga, iyo saaridda gacanta kelyaha, iyo is dhex gelinta faraha iyo jucintooda. 
  3. Waa wax xun aan habbooneyn inuu qofku galo salaad isagoo qalbigiisa ka maahsan yahay  baahi darteed uu u qabo inuu musqul galo, ama baahi uu u qabo cunto loo keenay, sida uu Nabigu  yiri:  “Ma aha inaad aaddo salaad adigoo cunto laguu keenay aad u baahan tahay, iyo qofka ay heyso kaadi ama saxaro” (Muslim 560).  
 

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1715904
Today
Yesterday
All days
76
1401
1715904
2026-05-13 01:40

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a03d696bd7ae6420984231778636438
title_6a03d696bd8007149581111778636438
title_6a03d696bd84c20072377231778636438
title_6a03d696bd8998558705011778636438
title_6a03d696bd8e41784011171778636438
title_6a03d696bd92e7560522511778636438

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a03d696d0b2715095776251778636438
title_6a03d696d0b7b21108191071778636438
title_6a03d696d0bc921066727061778636438
title_6a03d696d0c187402315241778636438

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com