02. Jawaab: “Caqiidada Islaamka” waxa looga jeedaa rumaynta iyo aaminidda mabdaá islaamka. Haddii la sii sharraxo waxaa caqiidada loola jeedaa; tiirarka “Iimaanka”.

03. Suáal: Waa maxay iimaanku?

03. Jawaab: Iimaanku: waa rumaynta Alle iyo rasuulkiisa taas oo leh tilmaamo gaar ah iyo tiirar ay isku taagto.

04. Suáal: Waa maxay tilmaanta iimaanku?

04. Jawaab: Tilmaanta iimaanku waa waxyaalaha haddii qofka laga helo lagu sheegi karo “qof muumin ah”.

05. Suáal: Maxay ka koobanyihiin tilmaamaha iimaanku?

05. Jawaab: Tilmaamaha iimaanku waxay ka kooban yihiin saddex walxood (wax ama shay) oo kala ah:

  • Rumayn qalbiga ah
  • Qiritaan afka ah
  • Iyo ku dhaqmid

logo 2


Facebook Liibaanta

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

3270684
Today
Yesterday
All days
83
2573
3270684
2026-10-07 00:56

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com