ARBACIIN AN-NAWAWIYAH


 arbain nawawi


“إن الله طيب لا يقبل إلا طيبا”

عن أبي هُرَيْرَةَ رَضي اللهُ عنه قال: قاَل رسُولُ الله صلى الله عليه وسلم : [إنَ الله تعالى طَيِّبٌ لا يَقْبَلُ إلا طَيِّباً، وإنَّ الله أَمَرَ المُؤمِنينَ بِمَا أَمَرَ بِهِ المُرْسَلينَ فقال تعالى: {يا أَيُّها الرُّسُلُ كُلُوا مِنَ الطَّيَّباتِ واعمَلُوا صالحاً}  وقال تعالى: {يا أَيُّها الَّذِينَ آمَنُوا كلُوا مِنْ طَيِّباتِ ما رَزَقْناكُمْ}  ثُمَّ ذَكَرَ الرَّجُلَ يُطِيلُ السَّفَرَ أشْعَثَ أَغْبَرَ يَمُدُّ يَدَيْهِ إلى السَّماءِ يا رَبُّ يا رَبُّ، ومَطْعَمُهُ حَرَامٌ، ومَشْربُهُ حَرَامٌ، وَمَلْبَسُهُ حَرَامٌ وغُذِّيَ بالحَرَامِ، فأَنَّى يُسْتَجَابُ لهُ

رَوَاهُ مُسْلِمٌ


XADIIS 10


WAX LA WADA FARAY NEBIYADA IYO

Waxaa faga weriyay Abuu Hureyra (Allaha ha karaalfi noqdee), inuu yiri: Rasuulkii Alla wuxuu yiri
llaahay waa wanaagsan YahaY manaaqbalo wax aan wanaagsaneyn, lllaahaynawuxuu f aray mu'miniinta, wixii uu larayRususha sida uu ku sheegaY aaYaddadheheysa:" Rusuleey cuna raashinka kiisabannaan ee fiicari, camal fiicanna fala", iyoaayadda dheheysa: "Mu'miniineey Gunawaxa fiican ee aan idinku arsaaqnay."Markaasuu xusay nin meel dheer usocdaalay oo timihii basaaseen, kubabkaboor ku leh, oo gacmaha kor u taagaYa,isagoo llaahaY barYaaya oo leh:Habbigeeyow, FlabbigeeYow, islamarkaana cuntadiisa xaaraan tahay,cabiddiisu xaaraan tahaY, dharkiisuxaaraan yahay, xaaraan la soo qoodiyaY -sidee looga aqbalayaa ducadiisa?Waxaa weriyay Muslim.50

SHARAXA

Xadiiskani wuxuu ka mid yahay xadiisyadaqiimaha weyn ku leh figiga lslaamka, wuxuu natusayaa in qofkii wax wanaagsan aan sadaqeysanlaga aqbaleynin, ha noqdo xoolo, cunto, dhar iwm.Waxa aanu isaga naftiisa u qaadaneynin yaanusadaqa ula bixin.Aayad Qur'aan ah waxay sheegtay: "lnaan qofkuwanaag helaynin ilaa uu bixiyo waxa uu naftiisa ujecel yahay. Xagga falka camal aan wanagsaneynllaahay ma aqbalayo sida camalka looga jeedo halagaa sheego ama ha lagugu ammaano ama aadxoolo ku heshid ama camal shirki ku dheehanyahay ama aan sharcigaba ku dhisneyn.Xadiiskani wuxuu sheegay Rususha iyoMu'miniinta ay u gudboon yihiin xalaalmiiradnimada. Waxaana la faray labadoodaba inaywax wanaagsan cunaan. Camal wanaagsan falaan,cuntada wanaagsan waa midda xalaasha ahcamalka wanaagsan waa midka ka fayoow shirkiga51
ee waafagsan sharciga. Waxa kale ee xadiiskaninoo sheegayaa in ku dhaqanka waxyaalahaxaaaraanta ah ay qofka ka fogeyneyso naxariistaAlla, maxaa yeelay qofkii socotada ahaa ee safarkutabaaleeyay wuxuu mudan yahay naxariis,haddiise uu yahay xaaraan-quute xaq uma laha inla aqbalo ducadiisa ilaa uu ka toobad fteeno uullaahay u noqdo.

FAA'IIDADA XADIISKA

1. Inaan llaahay aqbaleynin camal-xun,

2. In qofku sadaqaysto wax wanaagsan ee uu iecelyahay,

3. ln ku dhaqanka xaaraanta qofka ka fogeynayollaahay


 


logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1565677
Today
Yesterday
All days
1235
2843
1565677
2026-03-03 09:00

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_69a6a3175312511995394241772528407
title_69a6a317531773260421171772528407
title_69a6a317531c418089300041772528407
title_69a6a317532114849691411772528407
title_69a6a3175325c6142123741772528407
title_69a6a317532a821407455901772528407

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_69a6a31763e9711779628861772528407
title_69a6a31763ee912551336171772528407
title_69a6a31763f3719809507161772528407
title_69a6a31763f84621581901772528407

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com