ARBICIIN AN-NAWAWIYAH


 arbain nawawi



“ما نهيتكم عنه فاجتنبوه”

عن أبي هُرَيْرةَ عَبْدِ الرَّحمنِ بنِ صَخْرٍ رضي الله عنه قال : سمِعْتُ رسولَ اللهِ صلى الله عليه وسلم يَقُولُ: [ما نَهَيْتُكُمْ عَنْهُ فَاجتَنبوهُ، وَمَا أَمَرْتُكُمْ بِهِ فأتُوا مِنْهُ مَا اسْتَطَعْتُمْ، فإنَّما أَهْلَكَ الَّذينَ مِنْ قَبْلِكُمْ كَثْرَةُ مَسَائِلِهِمْ واخْتلاُفُهُمْ على أَنْبِيَائِهِمْ

رَوَاهُ الْبُخَارِيُّ وَمُسْلِمٌ


 XADIISKA 9AAD


QOFKA LAGUMA WAAJIBIYO WAX KASARREEYA AWOODDIISA

Waxaa laga weriyay Abuu-Hureyra CAbd ar-raxmaan ibn Sakhar (Allaha ha ka raali noqdee),inuu yiri: waxaan maqlay Rasuulkii Alla (s.c'w.) ooleh:Waxaan idinka reebo ka dheeraada,waxaan idin taray la im aada intaad awoodikartaan, waxa hafaagay dadkii idinka kahorreeyey su'aal bad naan iyo khilaaf kiiNebiyadooda."Waxaa weriyay Bukhaari iyo Muslim.

SHARAXA

Xadiiskani wuxuu ugu yeerayaa Musfimiinta in ayNebiga raacaan, waxaana saldhig u ah raaciddaNebiga (s.c.w.) ka dheeraanshaha wuxuu reebay,
taasoo aan ku xirneyn awood, maxaa yeelay, iskadhowridda waxyaalaha xaaraanta ah kuma xirnaawood ee waa wax qof kastaba ka suuroobi kara,waxaan ka ahayn xaaladaha khatarta ah ee baqtiguban naanaado.Laakiin, wixii Nebigu faray iyagu waxay ku xiranyihiin in qofku awoodi karo, sababtoo ah wixii kabaxsan awoodda qofka loo qaban maayo, waxaasewaajib ah wixii awooddiisa ah inuu daaacad iyohagar la'aan u fufiyo.Waxaa kale ee Nebigu (s.c.w.) nooga warramay inummadihii hore qaar ka mid ah lagu rogay su'aalbadnaan iyo inay khilaafi jireen waxay faraanNebiyadoodu, su'aasha badan waxaa loola ieedaasu'aalaha looga dan leeyahay xujada iyo cariigsigaee ma aha in qofku warsado waxyaalaha uujaahilka ka yahay haddii uu doonayo kaliyaaqoon-kororsi iyo ku-dhaqan.

FAA'IIDADA XADIISKA

1. Wixii Nebiga (s.c.w.) reebay in laga dheeraado,

2. Wixii Nebiga faray in la falo inta awooddu kugaa rsiiso,

3. Su'aalaha aan loo baahneyn inaan culimada loojeedin,

4. Qofka inaan lagu kaflifinkarin,5. Inay waajib tahay raaciddajidka Nebiga


 

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1813523
Today
Yesterday
All days
203
1967
1813523
2026-06-26 01:28

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a3dd5b80c2c611564491771782437304
title_6a3dd5b80c3188740240101782437304
title_6a3dd5b80c3656597872381782437304
title_6a3dd5b80c3b120878488451782437304
title_6a3dd5b80c3fc2228795151782437304
title_6a3dd5b80c4486508630321782437304

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a3dd5b81f1d119840712141782437304
title_6a3dd5b81f2215699171971782437304
title_6a3dd5b81f26e934104531782437304
title_6a3dd5b81f2ba5028578101782437304

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com