ARBICIIN AN-NAWAWIYAH


arbain nawawi


من أحدث في أمرنا هذا ما ليس منه فهو رد”


عن أُمِّ المُؤمِنينَ أُمِّ عَبْدِ الله عائِشَةَ رَضي اللهُ عنها قالَتْ: قالَ رسُولُ الله صلى الله عليه وسلم: [ مَنْ أَحْدَثَ في أَمْرِنا هذا ما لَيْسَ منهُ فَهُوَ رَد

رَوَاهُ الْبُخَارِيُّ وَمُسْلِمٌ وَفِي رِوَايَةٍ لِمُسْلِمٍ

[مَن عَمِلَ عَمَلاً لَيْسَ عَلَيْهِ أَمْرُنَا فَهُوَ رَدٌّ ]


 XADIIS  05


XADIISKA SaadBIDCADA

Waxaa laga weriyay hooyadii Mu'miniinta UmmCabdullaah Caa'isha (Allaha ka raalli noqdee) inaytiri: wuxuu yiri Rasuulkii Alfa (s.c.w.):Qofkii amarkayagan ku soo dara waxa aanka mid ahayn isagaa lagu celinayaa.Waxaa Weriyay al-Bukhaari iyo Muslim

SHARAXA

Xadiiskani wuxuu caddeynayaa qofkii ka leexdaJrdkii Alle iyo Flasuulku jideeyeen inuu baadiyahay Xadiiskani waa udubbada ug u waaweyn eelslaamka, wuxuu ka digayaa in Diinta lagu soo darowax aan ka mid ahayn, ama laga naaqusiyo, ama [abeddelo ama la qalloociyo. Sababtoo ah Diintalslaamku wey dhammeystiran tahay oo llaahay baaabyay, marka qofkii wax ku soo daraya ama kanaaqusinaya wuxuu ka dhigan yahay gof lehanigaa llaahay ka aqoon badan oo waxaanusheegin baan Diinta ku darayaa, ama wuxuusheegay baan ka goynayaa. Waxyaalaha lagadigaayo in diinta lagu soo dirriyo ama laganaaqusiyo ma aha oo keliya cibaadada ee waafarac kasta oo ka mid ah Diinta lslaamka sidamacaamilaadka Nikaaxa, Usluubta, Anshaxa,
Xiriirka Bulshada, xuquuqdooda iwm. Haddaba,qofka muslimka ah ee ku camal fala masalo aansharciga ku dhisneyn abaalkiisu waa in camalkiisuburo oon laga ajar-siin, weliba waxaa la arkaainuu ku dambaabo ama diintaba kaga baxo talalkaqaarkood.Haddaba, waxaa waajib ku ah qof kasta oo muslimah inuu hubsado in camalkiisu sharciga waafagsanyahay iyo in kale. Waxaana jira miisaan laguqiyaaso camalka oo ah sida uu Nebigu (s.c.w). iyoasxaabtiisu ugu camalfali jireen mas'aladahortaalla. waxaad heleysaa jawaab saxiix ah oolaga soo weriyay Nebigii iyo Asxaabtiisii. Haddaba,waa in laga digtoonaado bidcada iyo sheekadaku-tiri-ku-teenka ah ee loo ekeysiinayo diintalaguna khawiyeysiinayo dadka ma-kastada ahama aqoonta gaaban xagga diinta.

FAA'IIDADA XADIISKA

1. Mas'ala kasta oon sharciga ku fadhin waabaadinnimo;
2. In laga digtoonaado bidcada;

3. In qofku falkiisa ku miisaamo sharciga islaamka;

4. f n la barto diinta si loo kala saaro bidcada iyosu n nada;

5. In diintu dadka ku filan tahay oo laga deeqtoonyahay bidcada


logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1814038
Today
Yesterday
All days
718
1967
1814038
2026-06-26 05:37

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a3e100f7b2aa19215236791782452239
title_6a3e100f7b2f821212777301782452239
title_6a3e100f7b34410261892171782452239
title_6a3e100f7b38f7859985831782452239
title_6a3e100f7b40116255327121782452239
title_6a3e100f7b44d3773964431782452239

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a3e100f8b29913192200841782452239
title_6a3e100f8b2e916874020771782452239
title_6a3e100f8b33520893688031782452239
title_6a3e100f8b38220890166791782452239

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com