ARBICIIN AN-NAWAWIYAH


 arbain nawawi


“إن أحدكم يجمع في بطن أمه”


عن أبي عبْدِ الرَّحْمن عبدِ الله بنِ مسعودٍ رضي الله عنه قال: حدَّثَنا رسولُ الله صلى الله عليه وسلم وهُوَ الصَّادقُ المَصْدوق: [إنَّ أَحَدَكُمْ يُجْمَعُ خَلْقُهُ في بَطْنِ أُمِّه أرْبعينَ يوْماً نُطْفَةً، ثُمَّ يَكُونُ عَلَقَةً مِثْلَ ذلك، ثُمَّ يَكُونُ مُضْغَةً مِثْلَ ذلك، ثُمَّ يُرْسَلُ إليه المَلكُ فَيَنْفخُ فيه الرُّوحَ ويُؤمَرُ بأرْبَعِ كلماتٍ: بِكَتْبِ رِزْقِهِ وأَجَلِهِ وعَمَلِهِ وشَقيٌّ أو سَعيدٌ، فَوَاللهِ الَّذي لا إله غَيْرُهُ إنَّ أَحَدَكُمْ ليَعْمَلُ بعَمَلِ أهْلِ الجَنَّةِ حتى ما يكُونَ بَيْنَهُ وبَيْنَها إلا ذِرَاعٌ، فَيَسْبِقُ عَليْه الكِتابُ فَيَعْمَلُ بعَملِ أَهْلِ النَّارِ فَيَدْخُلُها. وإنَّ أَحَدَكُمْ لَيَعْمَلُ بِعَمَلِ أَهل النَّارِ حتى ما يَكُونَ بَيْنَهُ وبَيْنَها إلا ذِرَاعٌ، فَيَسْبِقُ عَلَيْهِ الكتابُ، فَيَعْمَلُ بِعَمَلِ أهل الجنَّةِ فَيَدْخُلُها


رَوَاهُ الْبُخَارِيُّ


XADIIS 04


ABUURISTA AADAMIGA

Wuxuu yiri Abuu Cabdir-Raxmaan Cabdullaah ibnMascuud (Allaha ka raalli noqdee): Waxaa nooxadisay Flasuulkii Alla (s.c.w.) isagoo ah runle larJ meeye oo wuxu u yiri :Qof ka waxaa lag u u ru u riyaa calooshahooyadii isagoo candhuuf yar ah 40maalmood intaa in la'egna, wuxuuahaanayaa xinjir yar, intaa in la'egna wuxuunoqonayaa waslad yar oo hilib ah,markaasaa loo soo dirayaa malag wuxuu kuaf u uf ayaa nafta waxaana la farayaa af areray oo kala ah: inuu qoro arsaaqadiisa,cim rigiisa, shaqadiisa iyo in uu yahayshaqaabad ama saciid. Waxaan ku dhaartayAllahaa aan ilaah kale jirin xaq lagucaabudo isaga ma ahee; qofku wuxuufalayaa camalka reer jannaadka ilaa uu ujirsado in xusul ah, ffiflrkaas hadduu yahay
qof loo qoray Naarta, Wuxuu falayaacamalka reer-naareedka, markaasuugelayaa Naarta. Ama qofku wuxuu falayaacamalka reer-naareedka ilaa uu u jirsadoin xusul ah, marka hadduu ahaa qof looqoray Jannada wuxuu falayaa camalkdreer-Jannaadka, markaasuu gelayaaJannada.Waxaa weriyay af-Bukhaari iyo Muslim.

SHARAXA

Xadiiskani wuxuu caddeynayaa heerarka kafaduwan ee qofku marayo inta uu caloosha ku jiro,heerka ugu horreeyd waa isagoo dhibic candhuufah ayuu gelayaa minka hooyad?, ffiuddo 120 beriah ayey isu beddefaysaa cad yar oo hif ib ah oo inmar la goosto la'eg. Marka ay 4 bilood udhammaato ayaa lagu abuurayaa noloshaAadannimada iyo suuraddiisa, isla markaa Alfahiiaan cilmigiisu xuduudda laheyn oo og qofkaasi28
wuxuu ku kici doono shar iyo 'khey'' ayaa wuxuuamrayaa in la goro xaal nololeedka qofkaa iyowuxuu abaalmarin mudan doono, arrimahaasnawaxaa fulinaya malaggii Alla u xilsaaray.Waxaa kale oo xadiiskani na tusinayaa inaanNaarta iyo Jannada loo kala dhoweyn oo ay kuxiran tahay khaatuma kheyrka, waxaa la arkaa inqof ku gaal ama faasiq yahay, laakiin, markageeridiisu soo dhowaato iska islaamo ama toobakeeno hadduu caasi yahay.Haddaba waxaa 'la gudboon qcf waliba inuu'ltaahay baryo, ,in.uu,ktmatirnad'[isa kheyr ka dhigo.

FAAIIDADA XADIISKA

1. Xaaladaha kala duwan oo qofku ku marayouurka hooyadi.

2. llaa 4 bif ood laga gaaro inaan qofka lagu abuurinruuxda Aadannimada.

3. Kheyrka iyo shartu sidey isugu dhow yihiin


logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1703086
Today
Yesterday
All days
1511
1961
1703086
2026-05-06 18:00

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_69fb81be29cf54981427781778090430
title_69fb81be29d4712602966591778090430
title_69fb81be29d9319350183081778090430
title_69fb81be29ddf7699307031778090430
title_69fb81be29e2a7166974321778090430
title_69fb81be29e756980930591778090430

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_69fb81be4462c19688019381778090430
title_69fb81be4468415023898021778090430
title_69fb81be446d318769232651778090430
title_69fb81be447236688520061778090430

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com