08. Haddii qofku arkaanul-islaamka wada qiro ma noqonayaa muslim buuxa?

08. Jawaab: MAYA; sababtoo ah wuxuu qofku muslim buuxa noqonayaa marka uu arkaanul-iimaanka wada qiro, kuna dhaqmo arkaanul-islaamka.

09. Suáal: Oo waa maxay arkaanul-islaamku?

09. Jawaab: Arkaanul-islaamku waa tiirarka ay diinta islaamku ku taagantahay.

10. Suáal: Maxay kala yihiin tiirarka islaamku?

10. Jawaab: Tiirarka islaamku waxay ka kooban yihiin;

  1. In la qiro in aanu jirin cid xaq lagu caabudo Ilaahay mooyaane iyo in la qiro inuu Muxammed (SCW) yahay rasuulkii Alle
  2. In salaadda la tukado
  3. In sekada la bixiyo
  4. In la soomo bisha Ramadaan (Rabadaan= Ramadaan. Soomaalidu badiyaaba waxay ugu dhawaaqdaa Rabadaan, halka carabtu ugu dhawaaqdo Ramadaan.
  5. Iyo in qofkii awoodaa soo xajo.

logo 2


Facebook Liibaanta

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

3222189
Today
Yesterday
All days
351
2310
3222189
2026-09-22 02:57

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com