Biicat aL-Caqaba iyo Faahfaaintii Dacwada

Waxey aheyd waqtiyada Xajka iyo Suuqyada carabta oo Muhiimka ah oo ay Rasuulka ay dadku ku arki jireen, qaasatan dadka Madaxda ah, wuxuuna ka codsan jiray iney ka caawiyaan dhibaatada heysato, una sheego Risaalada Rabigiisa.

Ugu horeen waxey ka aqbaleen dadka Sannadkii 11aad , waxeyna ahaayeen Lix qof oo qabiilka Qazrajka ah, waana qabiilka magaaladaasi

Sannadkii 12aadna waxaa la heshiiyeen 12nin oo ragga xaafadda ah, dadkaasi waxaa loo yaqaanay Al-Ansaar, heshiiskoodan waxaa loo yaqaanay Caqabada Koowaad. Sannadii xigay ee 13aadna waxaa la heshiiyeen ama soo raaceen 73rag iyo 2naag. Taasina waxaa loo yaqaanay heshiiskii Caqabada Labaad. waxey u dhigantaa heshiiskaan, heshiiskii uu rasuulka u haajiray isaga iyo asxaabtiisa, markey dowlad Islaam ah kacday.

Masjidka Rasuulka (scw) ee Madiinatul Munawwarah

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1723167
Today
Yesterday
All days
3020
1444
1723167
2026-05-16 18:00

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a08b0b6e7a4b20123213331778954422
title_6a08b0b6e7a9b12571391778954422
title_6a08b0b6e7ae710816595621778954422
title_6a08b0b6e7b331568154801778954422
title_6a08b0b6e7b7e19367412581778954422
title_6a08b0b6e7bc813498539711778954422

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a08b0b7082fe20676137281778954423
title_6a08b0b70836810360861241778954423
title_6a08b0b7083ce17838644141778954423
title_6a08b0b70843120427795001778954423

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com