t) Sugidda in la raaco Rasuulkii uu soo dirsaday Rabbil caalamiinku, lagana xoroobo bidcada iyo bidcooleyaalkaba.

j) In la helo nafta oo uu qanacsan iyo qalbiga oo ku degan ku xirnaanta Allihii uunka abuuray, iskana lahaa maamulka, ahaana midka xikmada badan. x) In la helo qancsanaan xagga fekerka ah, toosnaan xagga caqliga ah iyo ka badbaadid khuraafaadka iyo hadba gebi ku dhaca. Kh) In la helo in la buuxiyo danihii iyo baahiyihii naftu lahayd, kuwii jirka iyo inay is dhamaystiraan caqiidada iyo camal-falku. Culummada islaamku waxy weligood ahaayeen kuwo aad ugu dadaala caqiidada, sidaas awgeed waxay dadaal xoog leh gelin jireen inay caqiidada dadka baraan, in ay qoraan oo allifaan kubub la soo koobay iyo sharaxyo balaaran iyagoo mar mar cadaynaya caqiidadii salafka, mar marna cadaynaya mas’lo gaar ah, mar mar kalena meesha ka saaraya ahlu bidcada iyo bidcooyinka dadka lumiyaba. Maadaama sidaasi kirto Ayaan waxaan go’aansaday soo dhoweeyo oo fududeeyo mas’alooyinka caqiidada anigoo u kala hormarinaya qaabkii uu Nabigu (n.n.k.h) u tixay arkaanta iimaanka ee lixda ah oo ku jirtay xadiiskii Jibriil ee caanka ahaa. Waxaanan ka shidaal qaadan doonaa oo aan ka soo dhuran doonaa kitaabka iyo sunnada, anigoo tiir walbaba hoostiisa uga hadlidoona waxyabaha iyo qaybaha hoos imaanaya, gadaalna karaacsiin doona inaan cadeeyo cidda garab martay tiirkaas, qaladkoodana aan cadayn doonaa anigoo aan ku fogaanaynin.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1619396
Today
Yesterday
All days
1499
1348
1619396
2026-03-28 18:07

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_69c818e623c4a17603267331774721254
title_69c818e623c9d19744969991774721254
title_69c818e623cea7350997981774721254
title_69c818e623d37751924311774721254
title_69c818e623d8319086216211774721254
title_69c818e623dd019522554521774721254

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_69c818e6476b46546451941774721254
title_69c818e64770a18873729721774721254
title_69c818e6477789677411721774721254
title_69c818e6477cc545994821774721254

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com