As-Sallaam waa magac kamid ah magacyadda illaahay, Waana salaanta ay muslimiintu dhaxdoodu isku salaamaan, waana salaanta AHLU JANNAHA, Muslimku -dhab ahaan- waa ruuxa ay ka nabad galaan muslimiintu carabkiisa iyo gacantiisaba, Islaamku waa diin khayr u leh dadka dhamaantood, oo deeqa dhamaan, waana jidka liibaantooda aduun iyo aakhirabba. Sidaa darteed ayuu islaamku imaaday isaga oo soo xiray diimihii isaga ka horeeyay kulminaya balaaran oo cad una furan ruux waliba, isaga oo aan kala soocaynin dadka xaga dhalashada iyo xaga midabkaba, iskabadaa taase hal il ayuu dadka oo dhan ku fiirinayaa, ruux dadka ka duwana ma jiro islaamnimadda dhexdeeda, mida lagu kala horeeyaana waaa hadba sida loo qaato diinta. sidaa darteed ayay ku raali noqonaysaa naf waliba oo toosan, sababtoo ah kama hor imanayo Fitradda (abuurka) wanaagsan iyo caqliga toosan.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1723521
Today
Yesterday
All days
3374
1444
1723521
2026-05-16 23:03

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a08fa874ef256755781671778973319
title_6a08fa874ef738367443361778973319
title_6a08fa874efbd3236608971778973319
title_6a08fa874f006545523861778973319
title_6a08fa874f04e15792164021778973319
title_6a08fa874f0974401383271778973319

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a08fa876912316531002921778973319
title_6a08fa876917110191910331778973319
title_6a08fa87691be923042101778973319
title_6a08fa876920812049255171778973319

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com