سلسلة الأخلاق - التواضع

أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها

التواضع

قال الله تعالى :

تلك الدار الآخرة نجعلها للذين لا يريدون علوا في الأرض ولا فسادا والعاقبة للمتقين

سورة ( القصص : 83 )

قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :

وما تواضع أحد لله إلا رفعه الله

رواه مسلم

Silsiladda Akhlaaqdda – Is-hoosaysiin (Tawaadduc)
Akhlaaq wanaagsan oo shareecadu dhiirri gelisay oo ay dadka amrtay.

Tawaadduc (Is-hoosaysiin)

Allaah wuxuu leeyahay:

"Daarta Aakhiro waxaannu u yeelaynaa kuwa aan doonaynin kibir dhulka dhexdiisa iyo fasahaad , aakhirana waxay u sugnaatay kuwa alle ka baqa."
(Suuradda Al-Qasas: 83)

Nebi Maxamed (SCW) wuxuu yiri:

"Qofkii u tawaadduca (isu hoosaysiiya) Illaahay dartiis, Illaahay wuu sarre mariyaa."
(Waxaa wariyay Muslim)

logo 2


Facebook Liibaanta

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

3223715
Today
Yesterday
All days
1877
2310
3223715
2026-09-22 17:59

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com