سلسلة الأخلاق - الأخوة

أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها

الأخوة

قال الله تعالى :

واذكروا نعمت الله عليكم إذ كنتم أعداء فألف بين قلوبكم فأصبحتم بنعمته إخوانا

( آل عمران : 103 )

قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :

وكونوا عباد الله إخوانا

متفق عليه

Taxanaha Akhlaaqdda – Walaaltinimadda
Akhlaaq Wanaagsan oo Shareecadu boorisay dadkana fartay

Walaaltinimadda

Allaah Subxaanahu Watacaalaa wuxuu yiri:

"Xusuusta nicmada Alle ee korkiinna ah, markaad ahaan jirteen kuwo cadow isku ah, wuxuuna Alle isu jeediyey qalbiyadiinna, sidaas ayaadna ku noqoteen, walaalo." nicmadiisa darteed,
(Aal-Cimraan: 103)

Nabiga (NNKH) wuxuu yiri:

"Ahaadda addoomo Alle oo noqda walaalo."
(Waxaa wada wariyey : Muslim iyo Bukhaari.)

logo 2


Facebook Liibaanta

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

3228955
Today
Yesterday
All days
4125
2992
3228955
2026-09-23 14:03

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com