سلسلة الأخلاق - الأمانة

أخلاق محمودة حث عليها الشرع وأمر بها

الأمانة

قال الله تعالى :

إن الله يأمركم أن تؤدوا الأمانات إلى? أهلها

( النساء : 58 )

قال رسول الله صلى الله عليه وسلم :

أد الأمانة إلى من ائتمنك ، ولا تخن من خانك .

رواه الترمذي وصححه الألباني

Taxanaha Akhlaaqdda – Al-Amaano

Akhlaaq Wanaagsan oy Shareecadu dadka ku boorisay oo ay Amartay

Amaanadda

Allaah wuxuu yiri:

"Illaahay wuxuu idin farayaa inaad amaanada ku celisaan cidda iska leh."
(Suuradda An-Nisaa: 58)

Rasuulka Illaahay (NNKH) wuxuu yiri:

"Sii amaanadda cidda kuu aamintay, hana khiyaanin cidda ku khiyaantay."
Waxaa weriyey At-Tirmidi, waxaana saxiixiyey Al-Albaani.

logo 2


Facebook Liibaanta

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

3223715
Today
Yesterday
All days
1877
2310
3223715
2026-09-22 17:59

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com