Arkaanta iimaanka waa 6 waxey ka kooban tahay:

  1. Rumeynta Alle (swt)
  2. Malaaiktiisa
  3. Kutubtiisa
  4. Rusushiisa
  5. Maalinta Aakhiro
  6. Qadarka kherkiisa iyo shartiisa.
 

Alle (swt) wuxuu yiri:

وَلَـٰكِنَّ الْبِرَّ مَنْ آمَنَ بِاللَّـهِ وَالْيَوْمِ الْآخِرِ وَالْمَلَائِكَةِ وَالْكِتَابِ وَالنَّبِيِّينَ

﴾Surat: al-Baqarah, 177﴿

Macneheedana waxaa waaye:

“… laakiin sama falaha waa ruuxa ruumeeya Alle iyo maalinta aakhiro iyo malaaikta iyo kitaabka iyo nabiyada.“

Alle (swt) wuxuu yiri:

كُلٌّ آمَنَ بِاللَّـهِ وَمَلَائِكَتِهِ وَكُتُبِهِ وَرُسُلِهِ لَا نُفَرِّقُ بَيْنَ أَحَدٍ مِّن رُّسُلِهِ
وَقَالُوا سَمِعْنَا وَأَطَعْنَا غُفْرَانَكَ رَبَّنَا وَإِلَيْكَ الْمَصِيرُ

﴾Surat: al-Baqarah, 285﴿

Macnaha aayada waxaa waaye:

“Waa rumeeyay rasuulki wixi looga soo dejiyay xaga rabigiis, muminiintana wey rumeeyeen, mid walbana wuxuu rumeeyay Alle iyo malaaiktiisa iyo kutubtiisa iyo rusushiisa, mana kalageyneyno rusushiisa…“ [Surat: al-Baqarah 285]

logo 2


Facebook Liibaanta

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

3310271
Today
Yesterday
All days
318
2989
3310271
2026-10-22 03:20

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com