يَٰٓأَيُّهَا ٱلنَّاسُ إِنَّ وَعۡدَ ٱللَّهِ حَقّٞۖ
Dadow! Hubaal Ballanka Alle waa Xaq.
فَلَا تَغُرَّنَّكُمُ ٱلۡحَيَوٰةُ ٱلدُّنۡيَا
Ee yeysan idin hodin noloshan soke ee adduunka.
وَلَا يَغُرَّنَّكُم بِٱللَّهِ ٱلۡغَرُورُ
 Yuusanna kan hodista badan (shaydaanka) idinka hodin arrinka Alle.
إِنَّ ٱلشَّيۡطَٰنَ لَكُمۡ عَدُوّٞ فَٱتَّخِذُوهُ عَدُوًّاۚ
Shaydaanku wuxuu idiin yahay cadow, ee idinkuna ka yeesha cadow.
إِنَّمَا يَدۡعُواْ حِزۡبَهُۥ
 Wuxuu uun ugu yeedhaa Xisbigiisa.
لِيَكُونُواْ مِنۡ أَصۡحَٰبِ ٱلسَّعِيرِ
Inay ka mid noqdaan asxaabta Naarta hureysa.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1781943
Today
Yesterday
All days
1604
1778
1781943
2026-06-09 17:26

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a284cd16199e4778955841781026001
title_6a284cd1619f08851467621781026001
title_6a284cd161a3e17746785141781026001
title_6a284cd161a8b6561950671781026001
title_6a284cd161ad62709221881781026001
title_6a284cd161b2113165666701781026001

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a284cd1755b919930016731781026001
title_6a284cd17560a3336502091781026001
title_6a284cd17565810197889111781026001
title_6a284cd1756a421191846281781026001

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com