266- Waxaa laga wariyey c/laahi ibnu
camar r.c inuu yidhi:{waxaan arkay
nabiga s.c.w oo gaccantiisa midig ku
tasbiixsanaya}.
132- Noocyada kheyrka & aadaabta wax
kulmisa.

267- {markay noqoto habeenkii ama aad
habeensataan, caruurtiina reebta, shayaadiinta ayaa faafta waqtigaase, markii
ay ka tagto saacadi habeenka, siidaaya
caruurta, kadibna xirta albaabadiina,
magaca ilaahayna xussa
,shaydaankuna ma furo albaab xiran,
dhiilihiinana,ama weel-biyoodkiina xira,
magaca ilaahayna xussa, weelashiinana
daboosha, walow aad ku gudubtaan
shay- un, magaca ilaahayna xussa,
faynuustiinana damiya}.

Ilaahayna ha u naxariisto, hana nabad
galiyo hana barakeeyo nabigeenii
muxammad ahaa, iyo ehelkiisii iyo
asxaabtiisii dhammaantood.

logo 2


Facebook Liibaanta

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

3295639
Today
Yesterday
All days
2538
2345
3295639
2026-10-16 21:56

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com