Tusmo
Mawduuca
Hordhac
Fadliga xusida alle
1- Ducada marka laga soo tooso hurdada
2- Ducada xirashada dharka
3- Ducada xirashada marada cusub.
4. Ducada qofka xiranaya maro cusub.
5. Waxa uu dhahayo qofku marka uu iska
dhigayo dharka :
6- Ducada galida musqusha (suuliga):
7. Ducada ka soo bixidda musqusha.
8- Ducada waysada kahor.
9. Ducada marka la bogo waysada kadib
10. Ducada marka laga baxayo guriga
11. Ducada galidda guriga
12. Ducada tagidda masjidka
13. Ducada galidda masjidka
14. Ducada ka soo bixidda maskidka .
)4(
15. Adkaarta Aaddaanka
16. Ducooyinka furashada (salaada)
17.Ducooyinka rukuucda (la akhriyo)
18.Ducada ka soo toosidda rukuucda.
19- Ducada sujuuda :
20-Ducada fadhiga labada sujuudood
dhexdooda
21- Ducada sujuuda tilaawada
22- Ataxiyaatka
23 – ku salliga nabiga s.c.w ataxiyaatka
kadib:
24.Ducada la dhaho ataxiyaatka dambe
kadib kahoraysana salaama naqsiga
25.Ducooyinka marka laga baxo salaada.
26. Ducada istikhaarada (kala doorashada laba arimood midii roon)
27.Ducooyinka subaxdii iyo galabtii
28. Ducooyinka hurdada
29 .Ducada qofka galgasha habeenkii.
)5(
30.Ducada saska hurdada &qofka lagu
ibtileeyay dareen cabsiyeed.
31- Waxa uu yeelayo qofku haddii uu
arko riyo xun.
32- Ducada qunuutka witriga.
33. Ducada marka laga baxo salaada
witriga
34.Ducada walwalka iyo walbahaarka
35- Ducada kurbada (dhibaatada
36- Ducada kulanka cadowga iyo qofka
awooda leh.
37.Ducada qofka kacabsada dulmiga(gar
darrada) suldaanka(madaxda).
38-Habaarida cadowga.
39.Ducada qofka kacabsada qolo
40.Ducada qofka uu ku dhaco shaki
xagga iimaanka dhexdiisa ah.
41- Ducada gudista daynka
42. Ducada waswaasida salaada dhex-
)6(
deeda iyo qiraa-ada
43. Ducada qofka arini ku cuslaato.
44 . Waxa uu dhahayo amase uu yeelayo
qofka dambaaba.
45.Ducada fiijinta(eryidda) shaydaanka
iyo waswaasintiisa
46. Ducada qofka ay qabsato arin uu raali
ka-ahayn ama qorshihiisa ka tanroonaatay
47. u hanbaliyeenta qofka cunug u
dhasho iyo jawaabtiisa.
48-Ducada lagaga naaro caruurta shaydaanka.
57.Ducada bukaanka marka labooqanayo.
50- Fadliga booqashada qofka jiran
(buka).
51- Ducada bukaanka haddii uu ka
quusto noloshiisa.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1435259
Today
Yesterday
All days
803
2616
1435259
2025-12-30 06:43

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_695374807e80715265701151767076992
title_695374807e85815689849571767076992
title_695374807e8a61505191511767076992
title_695374807e8f319765800891767076992
title_695374807e93f21443829041767076992
title_695374807e98b5217862781767076992

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6953748090c9b3401927711767076992
title_6953748090ceb16410850701767076992
title_6953748090d3919233802341767076992
title_6953748090d8a19964523691767076992

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com