Xadiiska 2

Caa’isha waxay warisey:- Rasuulku (scw) wuxuu yidhi;

إِنَّ مِنْ أَكْمَلِ الْمُؤْمِنِينَ إِيمَانًا أَحْسَنُهُمْ خُلُقًا وَأَلْطَفُهُمْ بِأَهْلِهِ

Dhab ahaan, kuwa ugu dhammaystiran muuminiinta xaga iimaanka waa kuwa ugu dabeecad wanaagsan ooguna naxariis badan qoysaskooda.

Xigasho: Sunan al-Tirmidhi 2612, Fasalka: Saxiix

Hadith 2

Aisha reported: The Messenger of Allah, peace and blessings be upon him, said:

إِنَّ مِنْ أَكْمَلِ الْمُؤْمِنِينَ إِيمَانًا أَحْسَنُهُمْ خُلُقًا وَأَلْطَفُهُمْ بِأَهْلِهِ

Verily, the most complete of believers in faith are those with the best character and who are most kind to their families.

Source: Sunan al-Tirmidhī 2612, Grade: Sahih

logo 2


Facebook Liibaanta

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

3222058
Today
Yesterday
All days
220
2310
3222058
2026-09-22 01:55

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com