CIIDDA SOONFUR 
Waa maalinta koowaad ee bisha Shawaal bisha tobnaad
Ciidda Adxada
Waa Maalinta tobnaad ee bisha Dul Xijjah (Carafada)
Ciidda Soon fur
Waana maalinta koowaad ee bisha Shawaal bisha tobnaad, waa maalinka yimaada kaddib markay dhammaato habeenka u dambeeya ee bisha Ramadaan, sidaas awgeed baa loogu magacaabay ciidul fitir – ciidda soon furka, waayo waxay dadku ugu cibaadeystaan Allaah inay soonka furaan Maalintaas sida ay ugu cibaadeysteen soomidd bisha Ramadaan, marka waxay u dabaal degaan ciidda mahdin nicmadda ilaahay ee u dhammeystirantay iyo fadligiisa inuu u sahlay dhammeystirka soomidda bisha Ramadaan ee barakeysan, Allaah Kor wuxuu yiri:
“Oo (wuxuu rabaa) inaad dhammeystirtaan tirada (maalmaha) iyo inaad xurmo weyneysaan Allaah inuu idin hanuuniyey darteed, iyo inaad mahad naqdaan”. (Al-Baqarah: 185)

logo 2


Facebook Liibaanta

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

3231400
Today
Yesterday
All days
1796
4774
3231400
2026-09-24 16:32

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com