CIIDDA
Ciidahu waa astaamaha diinta ee muuqda, markuuna Nabigu Salallaahu caleyhi wasalam yimid Madiina oo arkay Ansaarta – Muslimiintii deggeneyd Madiina – iyagoo cayaara oo farax iyo damaashaad muujiya labo maalmood ka mid ah sannadka, wuxuu weydiiyey: Waa maxay labadan maalmood? Waxay yiraahdeen: Waxayna ahayn kuwa dheela oo damaashaada labadaas maalmood dhexdood waagii jaahiliyadda ee islaamka ka hor, markaasuu Nabigu Salallaahu caleyhi wasalam wuxuu yiri: Allaah wuxuu idiinku beddelay labadaasi maalmood labo kale oo ka khayr badan: Maalinta Adxada iyo Maalnta soonfurka” (Abuu Daawuud 1134), Nabigu Salallaahu caleyhi wasalam wxuu yiri isagoo caddeynaya inay ciiduhu yihiin astaamaha diimaha: “Qolo walbaa waxay leedahay ciid, kuwanina waa ciddeenna (ciidda soon fur iyo ciidda adxada-” (Al-Bukhaari 909, Muslim 892).

logo 2


Facebook Liibaanta

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

3231400
Today
Yesterday
All days
1796
4774
3231400
2026-09-24 16:32

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com