Waxyaalaha buriya salaadda 

Salaadda waxay ku burtaa:

  1. Ka tegid tiir ka mid ah tiirarka salaadda ama  shardi ka mid ah shuruudaha salaadda  isagoo qofku kara kas ha looga tago ama hilmaan.
  2. Salaadda waxay ku burtaa ka tegid waajib ka mid ah waajibyada salaaddaa kas. 
  3. Salaadda waxay ku burtaa in lagu hadlo hadal aan salaadda la xiriirin si kas ah.
  4. Salaadda waxay ku burtaa qosol  cod dheer ah. 
  5. Waxay ku burtaa dhaqdhaqaaqa hadduu badan yahay, is xigo, aanay baahi keenin. 

logo 2


Facebook Liibaanta

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

3263805
Today
Yesterday
All days
4984
2176
3263805
2026-10-04 22:09

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com