SHURUUDDA SALAADA (Waqtiga oo gala )

 (والعلم بدخول الوقت)

(والعلم) weeye shardiga kale, ogaansho (بدخول الوقت) waqtigii inuu galay waa inaad ogaataa.

Markaad salaadda tukan neyso waa inaad og tahay salaadda waqti geedu inuu soo galay, adiga oo iska malmaleyn naya,

  • tolow ma soo galay,
  • ma wax baa la laaban,
  • waqtigii mala gaaray,
  • lama gaarin

Adiga oo shakisan oon ogaanin haddaad gasho salaadda ma asaxayso, li’ana shardi baa maqan waa inaad og tahay in waqtigii soo galay si aad ku ogaato ba.

(والعلم) ogaansho (بدخول الوقت) waqtiga gelitaan kiisa waa inuu ruuxu ogaado.

logo 2


Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

3203779
Today
Yesterday
All days
1019
3151
3203779
2026-09-15 07:35

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com