ARBICIIN AN-NAWAWIYAH


 arbain nawawi


“الدين النصيحة”

عن أبي رُقَيَّةَ تَمِيمِ بنِ أوْسٍ الدَّارِيِّ رضي اللهُ عنه: أَنَّ النَّبي صلى الله عليه وسلم قالَ:[الدِّينُ النَّصِيحَةُ]. قُلْنَا: لِمَنْ ؟ قالَ: [للهِ، ولِكِتَابِهِ، ولِرَسُولِهِ، ولِلأَئِمةِ المُسْلِمِينَ، وعامَّتِهِمْ

رَوَاهُ مُسْلِمٌ


 XADIIS 07


XADfISKA TaadWAANADA

Waxaa laga weriyay Abuu-Huqayya Tamiim ibnAws ad-Daarii (Allaha ha ka raalli noqdee), inNebigu yiri (s.c.w.):38
Diintu waa waano, waxaannu niri 'ayuu uyah ay? Wuxuu yiri: wuxuu u yahay Alla iyoKitaabkiisa, iyo Rasuulkiisa, iyo madaxdamuslimiinta iyo dadweYnahaba.Waxaa weriyay Muslim.

SHARAXA

Xadiiskani wuxuu ka hadlayaa qiimaha weyn eewaanadu ku leedahay Diinta lslaamka, 'Diintuwaxay waano u tahay llaahay waxaa looga ieedaa:in la aqbalo waanadiisa uu dadka ugu yeeray, in larumeeyo keli ahaantiisa, in lagu sheego wuxuuisagu isku tilmaamay, lagalana haro shirltiga amawadaajinta cibaadada, xaqa llaahayna aan cid kalela siinnin, nicmaduu kuugu deeqay aan cid kale lootiirin.Wuxuu diinku waana u yahay Kitaabka llaahay: inla rumeeyo inuu yahay kitaab ka soo degay xaggallaahay, kaddibna la xurmeeyo laguna camal falo.39
Wuxu,u diinku waano ugu yahay Nebiga (s,c.w.) inla rumeeyo inuu yahay Rasuulkii llaahay u soodiray dadka lana rumeeyuo wuxuu sheego oodhan, lana raaco awaamiirta uu faro, laganadheeraado wuxuu reebo.Madaxda Muslimka wuxuu diinku waano uguyahay waa in xaqa loogu gargaaro wixii gefef amaqallooc ah lagu baraarujiyo amarrada ay soosaaraan oo ay dadka ugu daneynayaan,shareecadana waafaqsan in la f uliyo, inaan loobaarin ceebo, inaan laga faafin dacaayad dadkanacsiisa iyo in lagu gacansiiyo mashaariicda laguhormarinayo danaha ummadda iyo inaan ammaanbeen-been ah iyo munaafaqnimo lala hoos roorin.Dadweynaha wuxuu waano ugu yahay in laguhunuuniyo xaqa, in wax la baro, kuwa qalloocan inlooga digo xumaanta, kuwa jaahilka ah wax la baroiwm.. Marka diinkuba wuxuu ku hirgeli karo waawaano iyo wax isu sheeg.40

FAA'IIDADA XADIISKA

1. Wuxuu na tusayaa in waanadu qiimo weyn kuleedahay Diinta lslaam ka,

2. Waanada llaahay waa in la aqbalo wuxuuummaddiisa ku waaniYaY,

3. Waanada Rassulka waa in la ru meeyo lana raacojidka uu inoo jideeyay,

4. Waanada kitaabka waa in lagu camalfalo,

5. Waanada Madaxda waa in lagu caawiyo fulintaxaqa,6. Waanada dadweynaha waa in la hanuuniyaa


logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1813764
Today
Yesterday
All days
444
1967
1813764
2026-06-26 03:17

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a3def5a6a7dd20973108981782443866
title_6a3def5a6a82f4527682821782443866
title_6a3def5a6a87e20636983491782443866
title_6a3def5a6a8cb3246602961782443866
title_6a3def5a6a91714958037471782443866
title_6a3def5a6a96313231300351782443866

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a3def5a7bb4a8908444651782443866
title_6a3def5a7bb9b8495263791782443866
title_6a3def5a7bbec3066710051782443866
title_6a3def5a7bc3a12033375071782443866

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com