ARBAIN NAWAWIY


arbain nawawi 


 "البينة على المدعي واليمين على من أنكر "

عن ابن عَبَّاسٍ رضي اللُه عنهما: أن رسولَ الله صلى الله عليه وسلم قال: [ لَو يُعْطَى النَّاسُ بِدَعْوَاهُمْ لادَّعَى رِجَالٌ أموالَ قَوْمٍ ودِماءَهُمْ لَكِنِ البَيِّنَةُ على المُدَّعِى والْيَمينُ على من أَنْكَرَ

حَدِيثٌ حَسَنٌ، رَوَاهُ الْبَيْهَقِيّ وَغَيْرُهُ هَكَذَا، وَبَعْضُهُ فِي "الصَّحِيحَيْنِ"


XADIISKA 33aad


CADDEYN KEENISTA WAA AASAASKADOODAHA


Waxaa laga weriyey Cabd ullaah ibn Cabbaas(Allaha ka raalli noqdee), in uu Rasuulkii llaahayytri (s.c.w.):Haddii dadka la siin lahaa waxay udacwoodaa n ba rag baa sheegan lahaaxoolaha dadka iyo dhiggooda, lakiin, inuucaddeyn keeno waa waajibka ruuxadacwada soo oogay, haddii ruuxaashtakada keenay wax caddeyn ah keeniwaayo, ruuxa u soo dacweeyeyna wixiiinkiro waa la dhaaran dacweysanaha.Waa xadiis Xasan ah, waxaa weriyey al-Beyhaqi iyokuwo kale.

SHARAXA

Xadiiskani wuxuu inoo sheegay aasaaska xeerka
ah ee ay ku socdaan dacwooyinka maxkamadahala hor keeno, waano saldhig sharci ah. wuxuuxadiisku sheegay inaan qof na la siineyn waxa uuqotkaka|ekusheeganayo,isagooncaddeynkeenin, haddiise la siin lahaa qofku waxa uusheegto caddeyn la'aan, waxaa dhici lahaa in qofkastaa xoolo qof kale sheegto oo uu yiraahdo ha laiiga qaado. Marka waxaa loo shardiyay qof kii xaqsheeganaya in uu caddeyn la yimaado iyo xujo usugeysa in xaqaa isaga ah laga qabo, ha noqotoxujadaasi marag, warqad rasmi ah iyo waxyaalokale ba.Qofka xaqa lagu sheeganaayo isaga lagama rabocaddeyn inaanu xaqaa qabin, ee waxaa laga rabaain uu ka dhaarto inaanu xaqaa lagu sheeganayaaqabin, haddii dhinaca kale caddeyn laga waayo'

FAA'IIDADA XADIISKA

1. Inaan qofna la siin xaqa uu Ll dacwoonayo,haddii aannu u sugnaanin;

2. Dacwoodaha waxaa korkiisa ah caddeyn;


logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

1811692
Today
Yesterday
All days
339
981
1811692
2026-06-25 07:11

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a3cd4b48947c9340886931782371508
title_6a3cd4b4894cc12227114831782371508
title_6a3cd4b48950c2875383901782371508
title_6a3cd4b48955e18714297401782371508
title_6a3cd4b4895a96758561241782371508
title_6a3cd4b4895f311978069661782371508

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a3cd4b49c4a521313665031782371508
title_6a3cd4b49c5121426103971782371508
title_6a3cd4b49c5796442549881782371508
title_6a3cd4b49c5ce4539415711782371508

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com