بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ ﴿١﴾

Magaca Allaah ayaan kubillaabaynaa ee Naxariista guud iyo mid gaar ahaaneedba Naxariista.

ٱلْحَمْدُ لِلَّهِ رَبِّ ٱلْعَٰلَمِينَ ﴿٢﴾

Mahad Allaah ayaa iska leh Rabigga Caalamka.

ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ ﴿٣﴾

Ee naxariis guud iyo mid gaar ahaaneedba naxariista.

مَٰلِكِ يَوْمِ ٱلدِّينِ ﴿٤﴾

Ee hanta maalinta abaalmarinta (Qiyaamada).

إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ ﴿٥﴾

Adiga unbaan ku caabudaynaa, adiga unbaana kaa kaalmo waydiisanaynaa (Eebow).

ٱهْدِنَا ٱلصِّرَٰطَ ٱلْمُسْتَقِيمَ ﴿٦﴾

Ee nagu hanuuni jidka toosan (Xaqa).

صِرَٰطَ ٱلَّذِينَ أَنْعَمْتَ عَلَيْهِمْ غَيْرِ ٱلْمَغْضُوبِ عَلَيْهِمْ وَلَا ٱلضَّآلِّينَ ﴿٧﴾

Jidka kuwii aad unicmaysay eedan u cadhoonin dhuminna.

logo 2


Facebook LikeBox

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

1817848
Today
Yesterday
All days
1650
2878
1817848
2026-06-27 21:19

Maamulka dacwadda

SS10

 

Kulamadda dacwadda

title_6a403e53ee75a15780933461782595155
title_6a403e53ee7a99533964841782595155
title_6a403e53ee7f610845680091782595155
title_6a403e53ee84119440370031782595155
title_6a403e53ee88b4937686731782595155
title_6a403e53ee8d516510305461782595155

 

DURUUSTA IYO MUXAADARAATKA

title_6a403e540e8ad8827304771782595156
title_6a403e540e8fc660147961782595156
title_6a403e540e947739938731782595156
title_6a403e540e99214698641161782595156

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

UongofuUongofu.com