Suuradda al-Faatixa

Suurada al-Faatixa waa suurada ugu horeysa ee qur’aanka kariimka, waxayna ka koobanan tahay todobo aayadood. Suuradan waxay muhiimad aad u weyn ku leedahay Salaada, maxaa yeelay salaad aan lagu aqrinin suurada al-Faatixa ma ansaxayso. Qofka muslimka ah suurada al-Faatixa wuxuu salaadaha waajibka ahi ku aqrinaa maalintii 17 jeer, rakacad walba oo salaada ka mid ah bilowgeeda.

Suurada: Al-Faatixa – { سورة الفاتحة‎ }

  • Meesha ay ku soo degatay waa: Makka
  • Qur’aanka waxaay kaga jiraa: Juzka 1aad
  • Aayadaheeda waa: 7
  • Erayadeedii waxa uu ka kooban yahay: 29
  • Xuruufaheeda waxa uu ka kooban yahay 139

 

logo 2


Facebook Liibaanta

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

3219426
Today
Yesterday
All days
2101
2389
3219426
2026-09-20 22:48

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com