14. Suáal: Ma jiraan wax u dhexeeya “Caqiidada islaamka” & iimaanka?

14. Jawaab: Haa, waxa jira farqi yar. Caqiidada islaamku waxay la mid tahay arkaanul-iimaanka ama tiirarka iimaanku ku taanyahay ee lixda ah, laakiin iimaanku wuu ka guda ballaadhanyahay arkaanul-iimaanka oo camallada wanaagsan oo dhan ayaa soo gelaya.

15. Suáal: Ma sheegi kartaa daliil caddaynaya in iimaanku ka guda ballaadhanyahay arkaanul-iimaanka ama caqiidada?

15. Jawaab: Haa, tusaale ahaan Nebigu (scw) wuxuu yidhi: “Iimaanku wuxuu ka koobanyahay dhawr iyo toddobaatan ama dhawr iyo lixdan qaybood, waxaa ugu sarraysa (لَا إِلَٰهَ إِلَّا اللّٰهُ) LAA ILAAHA ILLA LAAHU, waxaana ugu hooseeysa dariiqa oo laga qaado wixii dhibaato leh, xishoodkuna iimaanka ayuu ka mid yahay”. (Xadiiskan waxaad ka eegtaa kitaabka Saxiixul-muslim).

logo 2


Facebook Liibaanta

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

3278325
Today
Yesterday
All days
3098
2272
3278325
2026-10-09 21:58

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com