• ASTURAADDA KITAABKA QUR’AANKA KARIIMKA AH IYO KA JEESIGA QIBLADA: Aadaabta Islaamka ee waqtiga galmada waxaa ka mid ah in meel lagu asturo ama lagu daboolo Kitaabka Qur’aanka Kariimka hadduu saaranyahay meel laga arkikaro. Qur’aanka Kariimka ah oo ah Qawlka Ilaahay (S.W.T) waxaa uu markasta mudanyahay xushmo iyo ixtiraam. Waxaa kale oo aadaabta Islaamka ka mid ah inaan sayga iyo ooridu u jeesan xagga Qiblada (Kacbada) waqtiga galmada iyaga oo qaawan si loo ixtiraamo loona xushmeeyo Qiblada Kacbada. Culimada Islaamka waxay isku waafaqsanyihiin inaan loo jeesan xagga Qiblada (Kacbada) waqtiga galmada lammaanaha is-qaba. Dembi maaha laakiin waa arrin makruuh ah.

logo 2


Facebook Liibaanta

Halkan KARAADI VIDIO

Halkan karaadi

3298224
Today
Yesterday
All days
2409
2714
3298224
2026-10-17 22:09

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com