ARBICIIN AN-NAWAWIYAH


arbain nawawi


“بني الإسلام على خمس

عن أبي عَبْدِ الرَّحْمنِ عَبْدِ اللهِ بنِ عُمَرَ بنِ الخَطابِ رَضيَ اللهُ عنهُما قال: سَمِعْتُ رسُولَ الله صلى الله عليه وسلم يقولُ: [ بُنَي الإسلامُ على خَمْسٍ : شهادَةِ أَنْ لا إلهَ إلا اللهُ وأَنَّ محمَّداً رسولُ اللهِ، وإقَامِ الصَّلاةِ، وإيتَاءِ الزَّكاةِ، وحَجِّ البَيْتِ، وصَوْمِ رَمَضَانَ 


رَوَاهُ الْبُخَارِيُّ


XADIIS 03


 DHIDIBBADA ISLAAMKA

Waxaa laga wariyey Abuu Cabdir-Raxmaan'Cabullaah ibn Cumar-ibn al-Khaddaab- Allahaka raalli noqdee inuu yiri: lraxaan maqlayRasuulkii Alla (s.c.w.) oo leh:Waxaa lagu dhisay lslaamka Shan dhibdiboo kala ah(1) Qiridda in ilaah jirin xaq lagu caabudoAlla ma ahee, Nebi Muxammadna RasuulkiiAlla yahay.(2) Oogidda salaadda.(3) Bixinta Sakada.(4) Soomidda Bisha Ramadaan.(5) Gudashada Xajka.Waxaa weriyey al-Bukhaari iyo Muslim.

SHARAXAXadiiskan wuxuu la mid yahay xadiiska labaadqaybta ku saabasan arkaanta lslaamka, markashantaasi dhidib, waa shantaa tiir ee qofka looguagoonsan karo inuu ka mid yahay bulshadaMuslimka ah. Muslimnimada runta ahna waahadba sida qofku ugu dhaqmo shantaa tiir iyowaxyaafaha la xiriira


logo 2


Facebook Liibaanta

Halkan KARAADI VIDIO

WhatsApp This Page Now

Halkan karaadi

3247537
Today
Yesterday
All days
1259
5989
3247537
2026-09-30 06:23

ISLAMCHOICE.ORG SOMALI

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix

JSN_TPLFW_GOTO_TOP
UongofuUongofu.com