وَبَشِّرِ ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّٰلِحَٰتِ أَنَّ لَهُمْ جَنَّٰتٍۢ تَجْرِى مِن تَحْتِهَا ٱلْأَنْهَٰرُ ۖ كُلَّمَا رُزِقُواْ مِنْهَا مِن ثَمَرَةٍۢ رِّزْقًۭا ۙ قَالُواْ هَٰذَا ٱلَّذِى رُزِقْنَا مِن قَبْلُ ۖ وَأُتُواْ بِهِۦ مُتَشَٰبِهًۭا ۖ وَلَهُمْ فِيهَآ أَزْوَٰجٌۭ مُّطَهَّرَةٌۭ ۖ وَهُمْ فِيهَا خَٰلِدُونَ ﴿٢٥﴾
Ugu bishaaree kuwa rumeeyey (xaqa) Camal fiicanna falay inay mudan Janooyin ay socoto dhexdeeda Wabiyaalkii, markastoo laga arzaaqo xaggeeda midho, waxay dhahaan kani waa kii horay naloogu arzaaqay, waxaa la siiyey isagoo isu eg (araga) waxayna dhexdeeda ku leeyihiin Haween (Janno) oo nadiif ah, dhexde
...FIQHI CIBAADAAT

TIIRARKA QUSULKA:
Qusulku wuxuu ku ansaxaa laba arimmod oo keliya, kuwaas oo ah:
1. Niyadda: Niyaddu waxay kala soocdaa cibaadada iyo caadada. Niyaddu waa arrin qalbiga ka soo go'a oo aan u baahnayn in afka lagaga dhawaaqo. Niyadda in afka lagaga dh
WAAJIBKA QOFKA KA SAARAN IN WIXII UU MAS'UUL KAYAHAY FARO ADEECIDDA ALLE, KA REEBONA KU CAASINTA ALLE, UUNA U CIQAABO KANA CELIYO HADDAY KHILAAN AMARADA ALLE
Alle weyne kor ahaaye wuxuu yiri:

125. "Oo far dadkaagaa cibaadada, ahowna mid ku sugan arrintaaoo daa'ima (yac
...CIBAADAYSO SI DHEXAAD AH
Alle kor ahaaye wuxuu yiri:


53. " Dhaa haa. Qur'aanka kuuguma aannu soo dejin inaad ku dhibtooto'. Suuradda Daaha: Aayadda 1.
Wuxuu kaloo yiri kor ahaaye:
![]()
54. " Alle wuxuu idin la rabaa fudayd e culays iyo dhib idin lama
...• ASTURAADDA KITAABKA QUR’AANKA KARIIMKA AH IYO KA JEESIGA QIBLADA: Aadaabta Islaamka ee waqtiga galmada waxaa ka mid ah in meel lagu asturo ama lagu daboolo Kitaabka Qur’aanka Kariimka hadduu saaranyahay meel laga arkikaro. Qur’aanka Kariimka ah oo ah Qawlka Ilaahay (S.W.T) waxaa
...3. Waa Bisha Towbada iyo dambi dhaafka
فعن أبي هريرة رضي الله عنه قال : قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : ( الصلوات الخمس ، والجمعة إلى الجمعة ، ورمضان إلى رمضان ، مكفرات لما بينهن
إذا اجتنبت الكبائر ) رواه مسلم
Wuxuu tilmaamayaa Xdiithkan laga wariyay Abu-Hurayrah:”in Salaadaha shanta ah, jimco ilaa jimcada kale, ramadaan
...Alle kor ahaaye wuxuu yiri:

137. "Arrinta uu Alle doonayo wax kale maahee wa inuu xumaha idinka bi'iyo, oo idinka fogeeyo, Ahlu beydkoow. iyo inuu daahirin idin daahiriyo". Suuradda AL-Axzaab: Aayadda 33.
Alle kor ahaaye wuxuu yiri:

138.
...Sheekh Cali Al-xudhayfi & C/Qaadir Akhii

| Suurada Ar-racd 01-07 |
| Suurada Ar-racd 08-18 |
| Suurada Ar-racd 19-26 |
| Suurada Ar-racd 27-31 |
| Suurada Ar-racd 32-37 |
| Suurada Ar-racd 38-43 |
BALLAN KA BIXII YAHUUDDII REER BANII QAYNUQAAC
Sida aan soo marnayba Rasuulku SCW markii uu Madiina u soo hijrooday wuxuu heshiis la saxiixday saddexdii qabiilo ee yahuudda ahaa ee la kala oran jirey: Banii Qaynuqaac, Banii Nadiir iyo Banii qureyda. Heshiiskaa
...

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix