WAAJIBKA QOFKA KA SAARAN IN WIXII UU MAS'UUL KAYAHAY FARO ADEECIDDA ALLE, KA REEBONA KU CAASINTA ALLE, UUNA U CIQAABO KANA CELIYO HADDAY KHILAAN AMARADA ALLE
Alle weyne kor ahaaye wuxuu yiri:

125. "Oo far dadkaagaa cibaadada, ahowna mid ku sugan arrintaaoo daa'ima (yac
...Sh. Caadil Al- Kalbaani

[yt_player_list title="Sheikh Adel Al-Kalbany" ] [yt_player_list_item song="Suurat al-Faatih'a" artist="Adel Al-Kalbany" src="http://server8.mp3quran.net/a_klb/001.mp3" ] [yt_player_list_item song="Sura Al-Baqara" artist="Adel Al-Kalbany" src="http://server8.mp3quran.net/a_klb/002.mp3" ] [yt_player_list_item song="Suurat Al 'Imran" artist="Adel Al-Kalbany" src="http://server8.mp3quran.net/a_klb/003.mp3" ] [yt_player_list_item song="Surat An-Nisaai" artist="Adel Al-Kalbany" src="http://server8.mp3quran.net/a_klb/004.mp3" ] [yt_player_list_item song="Suurat Al-Maida" arti
...DAGAALKII BADAR [Qaybta 1aad]
Waxaan soo marnay inuu Rasuulku SCW muddo hal sano ku dhow uu ciidamo dirayey isagoo rabay inuu qureysh dhaqaaleheeda curyaamiyo oo ka gooyo jidka ganacsigoodu ku xiran yahay maddaama ay xoolihii muslimiinta dheceen, kana soo saareen guryahoodii, maalkoodii iyo
...20. Suáal: Waa maxay “tawxiidku”?
20. Jawaab: Tawxiidku waa keli ahaanta Ilaahay oo la qiro, waana aasaaska ugu horreeya ee diinta islaamka, waana macnaha “Laa Ilaaha illa Laahu”.
21. Suáal: Waa imisa qaybood tawxiidku maxayse kala yihiin?
...21. Jawaab: Tawxiidka waxaa loo qaybiyaa saddex qaybood oo kala ah (qeexidda magacyada tawxiidka ee kal
FIQHI CIBAADAAT

SUNNAHA WEYSADA:
Sunnuhu waa qaybaha aan waajibka ahayn, laakiin ka soo sugnaaday Rasuulka Alle Salallaahu caleyhi wasalam ficil ahaan ama uu cid kale faray, isla markaana, aanu cidna ku ijbaarin ama ku canaanan haddii laga tago. Kuwaas oo ah:
1. Bisin
DHIBAATADII REER DAA'IF
Rasuulka SCW iyo asxaabtiisu markay Makka dacwadii ka soo wadeen 10 sano, juhdi nooc walba ahna ku bixiyeen, shacabkii reer Makkana wax yar maahee ay ka wada hor yimaaddeen islaamkii, Nabiga SCW iyo asxaabtiisiina ay Makka ka noqdeen
...Alle weyne kor ahaaye wuxuu yiri:

117. "Ula dhaqma (dumarka) si wanaagsan" Suuradda an-Nisaa:Aayada 19
Wuxuu kaloo yiri kor ahaaye:

118. "Kari maysaan inaad xaasaskiinna dhexdooda caddaalad fashaan(si kastoo aad u jeclaataan inaad sidaa yeeshaan). Ee leexasho buuxda haka leexannina (middood) oo ha k
...Al-Qaari Cabdullaahi Al-Kandari

[yt_player_list title="Al-Qaari Cabdullaahi Al-Kandari" ] [yt_player_list_item song="Suurat al-Faatih'a" artist="Sheikh Abdullah Al-Kandari" src="http://server10.mp3quran.net/Abdullahk/001.mp3" ] [yt_player_list_item song="Sura Al-Baqara" artist="Sheikh Abdullah Al-Kandari" src="http://server10.mp3quran.net/Abdullahk/002.mp3" ] [yt_player_list_item song="Suurat Al 'Imran" artist="Sheikh Abdullah Al-Kandari" src="http://server10.mp3quran.net/Abdullahk/003.mp3" ] [yt_player_list_item song="Surat An-Nisaai" artist="Sheikh Abdullah Al-Kandari" src="http://server10.mp3quran.net/Abdullahk/004.mp3" ]
...Rasuulka wuxuu asxaabtiisa ku amray iney u haajiraan Madiina, oo ay u dhuuntaan Sir ahaan dhamaantooda, ka dib markuu Rasuulku go’aansaday inuu ka dhuunto dadkii kaafiriinta ahaa oo rabeen iney dilaan. Rasuulka waxey is raaceen Abuu Bakar, waxeyna aadeen dhina
...

Mowqica Dacwadda iyo Barashadda Diinta ee Kitaabka iyo Sunadda calaa Fahmi Salafus-Saalix